1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mas’uuliyiin Mareykan Ah: Sacuudiga Waxaa Uu Damcay Faragelin Militari Oo Dhan Ah Tamiim Bloomberg News, waxaa lagu daabacay in dalka Sacuudiga iyo xulafadiisu ay ku fakireen xal militari in ay ku turaan Amiirka dalka Qatar Tamiim. Weriyeha Bloomberg ee aqalka cad waxaa ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Khudbadihii Ugu Xiisaha Badnaa Ee Abid Laga Jeediyo Jimciyadda Qurumaha Ka Dhaxeysa Khudbaddii madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ee uu talaadadii ka jeediyay Qaramada midoobey waxaa lagu tiray khudbadaha la xusuusan doono, waayo waxaa uu uga hadlay arrimo ay ka mid yihiin in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mexico: 149 Qof Oo Ku Dhimatay Dhul Gariir Ka Dhacay Dhul-gariir weyn oo ku dhuftay bartamaha dalka Mexico ayaa waxaa ku dhintay dad gaaraya 149 qof halka tobaneeyo kale ku dul-burbureen dhismayaal magaalada ah. Garoonka diyaaradaha Mexico ayaa joojiyey shaqadiisa…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso Ajendaha Iyo Khudbadaha Kulanka Jimciyadda Qurumaha Ka Dhaxeysa Oo Bilowday Waxaa Bilowday kulanka guud ee Jimciyadda qurumaha ka dhaxeysa, khudbadihii ayaa hadda socda, Xogheyaha guud ee qaramada midoobey António Guterres oo kulanka furay waxaa uu ka hadlay khatarka hubka wax…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Amniga Oo Sheegay In La Dhisayo 32 kun oo Boolis ah Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxmed Abuukar Islow Ducaale ayaa maanta daah-furay shir looga tashanayo dhismaha 32 kun oo Boolis ah. Wasiirka oo SONNA la hadlay waxaa uu yiri“Waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Shikadda Facebook oo Soo Kordhisay Adeeg Cusub oo Dad Badani ay Sugaayeen! Dadka qaar waxay aad ugu dhibaatoodaan tobonaanka qof ee saaxiibadaada ah ee soo dhigaya waxyaabo aadaney jeclaysan, hadaba ogow xalka arrintaasi dhawaan ayuu ku soo gaarayaa iyadoo aad adeegsan doonto…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Gaadiidka Iyo Dekedaha Galmudug oo Maalgashi U Raadineysa Dhismaha Dekedda Hobyo Kulan ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Gadiidka & Dekedaha Galmudug ayaa waxa ay Wasaaraddu ku shaacisay in ay maalgelinta dekedda Hobyo uu u furanyahay qof walba oo doonaya in uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo La Sheegayo In Ay Duqeyn Ku Dileen 10-28 Qof Oo Rayid Ah Sida lagu daabacay Sputnik International, afhayeen u hadlay AFRICOM ayaa waxaa uu wargeys dhanka ciidamada ka faallooda u sheegay in ay u badan tahay in Al-shabaab ay dib ula wareegaan goobihii…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaannada Golaha Shacabka Oo Loo Ogolaaday In Ay Umadda Kula Hadlaan Goobo Badan Qoraal ka soo baxay golaha shacabka ayaa lagu ogolaaday in Xildhibaannada golaha ay war-saxaafadeed ku qaban karaan golaha umadda iyo xarunta guddoonka iyo guddiyada golaha shacabka ee Villa Hargeisa. Xildhibaannada…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladaha Go’doomiyay Qatar Oo Sheegaya In ay Diyaar u Yihiin Xalinta Xiisaadda Wasiirada arrimaha dibadda ee dowladaha sheegta inay la dagaalamaan argigixisada oo kala ah Sacuudiga, Imaaraadka, Baxreyn iyo Masar ayaa waxay kulan ku yeesheen magaalada New York xilli halkaasi uu ka…