8 daqiiqo Sheeko:Dalka Qiimeyn: 3 Bil Kadib, Maxaa Ka Qabsoomay Ballantii Madaxweyne Farmaajo Ee Cadaaladda? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo waxaa uu 4-tii June ee sanadkan, Garoonka Koonis ka ballan-qaaday in uu 3 bil gudahood wax uga qaban-doono cadaaladda dalka, isaga…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Shirkadda SnapChat oo Xereysa Xisaabta Aljazeera Ee Dalka Sacuudiga Dowladda Sacuudiga ayaa shirkadda Snap Chat ka dalbatay in xisaabta taleefishinka Aljazeera uu ku leeyahay barta Snap-chat aanu ka shaqeyn gudaha dalka Sacuudiga. Dowladda Sacuudiga ayaa waxa ay dalabkeeda kusii dartay in…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Daraasad: Sababaha Ugu Badan ee Dadka Dunida U Geeriyoodeen 2016 Saddex xagalka dagaaladda, cayilka iyo cudurada dhanka maskaxda oo ayaa hor kacaya sababaha dadka ugu badan ay dunida u geeriyoodaan 2016. Waana sida lagu sheegay daraasad heer caalami ah oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaaska Madaxweynihii Hore Ee Pakistaan Oo Noqotay Xildhibaan Natiijooyin aan rasmi aheyn ayaa waxay daaha ka rogeyn in ay ku guuleysatay Kaltuuma Nawaaz oo ah xaaska ra’iisulwasaarihii hore ee Bakistaan Nawaaz Shariif kursiga baarlamaanka ee gobolka Lahore. Kaltuuma…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho Oo Ay Ku Soo Badanayaan Xarumaha Sida Casriga Ah Loogu Sameeyo Biraha Ku shaqeynta farsamada Birta oo laga soo saaro Agab nolosha aadanaha macno weeyn ugu fadhiya ayaa ah mid dhalinyaro badani noloshooda ay ku tiirsan tahay Xarumo badan oo ku yaala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Mursi Oo Xabsi Daa’in Ah Lagu Xukumay Maxkamadda Sare ee dalka Masar ayaa taageertay xukun xabsi daa’in ah kaasi oo gaaraya mudo dhan 25 sano laguna riday madaxweynihii hore ee Masar Maxamed Mursi oo lagu eedeeyay inuu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Taariikhda Iyo Barnaamijka Madaxweynaha Cusub Ee Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare Xildhibaannada maamulka Hirshabeelle ayaa goordhaw waxaa ay madaxweyne u doorteen Maxamed Cabdi Waare isaga oo ka adkaaday Daahir Cabdulle Cawaale. Doorashada Waare waxaa ay timid kadib markii 14-kii August 2017kii ay…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka 5 Qodob Oo Ra’isul Wasaare Kheyre Ay Tahay In Uu Ka Hadlo Kulan-ka 72aad Ee Jimciyadda Q.M Bishan 19-25-keeda, waxaa magaalada New York ka furmaya shirka guud ee jimciyadda qaramada midoobey, Soomaaliya waxaa uga qeybgalaya ra’isul wasaare Xasan Kheyre, waa sanadkii 2aad ee kulankan uu ka baaqanayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Dagaal Degmada Dayniile Ku Dhexmaraya Labo Ciidan Wararka aanu ka heleyno agagaarka Haanta-dheer ama Kabka ee degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in halkaasi uu muddo saacado ah ka socdo dagaal u dhaxeeya sida la sheegayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqalka Cad Oo Diidan Aftida Kurdistan Baarlamaanka gobolka Kurdistan ayaa waxaa uu u codeeyey in cod loo qaado madaxbanaanida gobolka, taasi oo caqabad ku ah xukuumadda dhexe ee Ciraaq iyo dowlado kale oo ay ka mid tahay…