2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaliimo Yarey Oo Weli Rumeysan In Soomaaliya Ka Dhici Karto 2021-ka Doorasho Qof Iyo Cod Ah Guddoomiyaha guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibrahim(Yarey) ayaa waxaa ay waddaa olole lagu hubinayo in Soomaaliya ka dhacdo 2021-ka doorasho qof iyo codkiisa ah. Khamiistii, waxaa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakac Ka Dhashay Xiisad U Dhaxeysa Soomaalida iyo Oromada Itoobiya Dagaal beeleed u dhaxeeya Soomaalida iyo Oromada Itoobiya ayaa dib uga cusboonaaday dalkaasi, in ka badan 32 qof ayaa lagu waramayaa in ay ku dhinteen, Khasaaraha dhimasho, dhaawac keliya ma…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hirshabeelle: Khudbadihii Murashaxiinta Oo La soo Gabagabeeyay Waxaa Maanta magaalada Jowhar xarunta maamulka Hirshabeelle lagu soo gabagabeeyay khudbadaha murashaxiinta u tartamaya madaxtinnimada maamulka. Sida ay sheegayaan weriyeyaasha Goobjoog News ee xarunta ku sugan waxaa maanta hadlay illaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirrada Oo Ansixiyay Hindise Sharciyeedka Xaqsiinta Ciidamada Qalabka Sida Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Khayre, qeybiisa hore, halka uu qeybtiisa danbe uu shir-guddoominayey…
1 daqiiqo Sheeko:War Akhriso: Magacyada Hindise Sharciyeedyada Maanta Ee La Horkeenay Golaha Shacabka Xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay golaha shacabka hor-keentay illaa 15 Hindise Sharciyeed. Liiska ay heshay Goobjoog News waxaa ku qornaa 12 Hindise, waxaanna halkan ku soo…
2 daqiiqo Sheeko:War Akhriso: Doodda Qaar Ka Mid Ah Xildhibaannada Golaha Shacabka Ee Arrintii Qalbi-dhagax Waxaa hadda xarunta golaha shacabka ka socda dood ku aadan dhiibista xukuumadda ra’isul wasaare Cali Kheyre ee Cabdikarim Qalbi-dhagax. Xukuumadda Kheyre ayaa ugu horeyn keentay golaha shacabka illaa 15 hindise…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bandhigga ‘Muqdisho Book Fair’ oo Maanta Furmay Waxaa maanta si rasmi ah gobolka Banaadir uga furmay Moqdisho Book Fair oo sanadkan ay u noqoneyso kii saddexaad oo xiriir ah oo bandhigga lagu qabto gudaha magaalada. Sanadkan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sarkaal Goobjoog U Waramay Colaado Ku Soo Noq-noqda Shabeellada Hoose Guddoomiye ku xigeenka dhanka Amniga ee gobolka Shabeellada hoose Mudane Cali Nuur ayaa Wareysi uu siiyay Goobjoog News waxaa uu kaga hadlay dhibaatooyinka soo noq-noqday ee gobolka wali ka taagan,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Weriye Ku Geeriyooday Magaalada Muqdisho Waxaa saakay ku geeriyooday magaalada Muqdisho Allaha ha u naxariistee wariye Cabdullaahi Cismaan Macalin oo ka mid ahaa howlwadeennada Telefishinka Jubbaland. Wariyaha ayaa u geeriyooday dhawaac ka soo gaaray qaraxii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 8 Murashax Oo Jowhar Ku Soo Bandhigaya Barnaamijkooda, Akhriso Magacyada Waxaa maanta magaalada Jowhar ka bilaabanaya khudbadaha murashaxiinta u tartamaya madaxtinnimada maamulka Hirshabeelle. Illaa 8 murashax ayaa u tartamaya jagada u tartamaya, waxaana maanta la dhageysan doonaa khudabahooda oo ay…