1 daqiiqo Sheeko:War Golaha Shacabka Oo Maanta Ka Doodaya Arrinta Qalbi-dhagax Xildhibaannada golaha shacabka ayaa maanta xaruntooda ku yeelanaya kulankii caadiga ahaa, waxaana lagu wadaa in ay ka doodaan arrinta Cabdikarim Qalbi-dhagax. Arrinta Qalbi-dhagax ayaa noqotay mid hareysay ajendayaasha labada aqal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Ciraaq Oo Diiday In Gobolka Kurdish Degan-yihiin Uu Qaato Madaxbanaani Golaha baarlamaanka Ciraaq ayaa cod aqlabiyad leh ugu codeeyey in gobolka Kurdistaan uusan qaadan madax banaani ama uusan ka go’in Ciraaq inteeda kale kaasi oo doonayey in madaxbanaanida uu qaato…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wax Ka Agow Xaaladda Dadkii Ku Waxyeeloobay Qaraxii Shalay Ee Muqdisho Lix ruux oo qaba dhaawacyo kala duwan kuna waxyeeloobay qarax shalay ka dhacay Muqdisho ayaa la geeyay Isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho . Dhaqaatiirta yaa ku waramaya in xaaladdooda caafimaad…
1 daqiiqo Sheeko:War Deeq Lacageed Oo La Gaarsiiyay Dugsiga Dhagoolayaasha Howl-wadaag Ee Gobolka Banaadir Deeq ay iska soo uruuriyeen jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Ingiriiska ayaa waxaa la gaarsiiyay dugsiga ay wax ku bartaan ardayda maqalka naafada ka ah ee ku yaalla degmada…
5 daqiiqo Sheeko:War Fikrad: Xaaladda Taagan Iyo Xeeladda Xildhibaannada Xubnaha golaha shacabku waa sharci dejiyeyaal loo doortay soo saaridda sharciyada dalka lagu maamulayo iyo sidoo kale dabagalka sharciyadaas, waxa ay baaritaan ku sameeyaan in sharciyadii ay soo saareen la…
2 daqiiqo Sheeko:War Fikrad: Oohinta Dumarku Xaqmiyaa? Dhibaatooyinka ay la kulmaan haweenka Soomaaliyeed ayaa sii kordhaya waxaana xad-gudubyada ugu badan ee ay la kulmaan dumarka Soomaaliyeed ka mid Kufsiga, dhaca, dhilka iyo waxyaabo kale oo lagu lakaco…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khabiir Mareykan Ah: Farmaajo Waa In Uu Dhisaa Ciidamo Qaran Si AMISOM U Baxdo General Thomas Waldhauser oo ka tirsan Marines-ka Mareykanka, hogaamiyana AFRICOM ayaa sheegaya in Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo looga fadhiyo in uu dhiso ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya si ay dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Ammaanka Oo Cunno-Qabateyn Saaray Kuuriyada Waqooyi Golaha ammaanka ee qaramada midoobay ayaa isku raacay go’aanka Mareykanka ah kaasi oo lagu xoojinayo cunna-qabateynta la saarayo kuuriyada waqooyi, taasi oo fal-celin u ah gantaal uu tijaabiya dhawaan hoggaamiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Masar: 18 Askari Oo Lagu Dilay Siinaay Ugu yaraan 18 ka mid ah ciidamada booliska dalkaasi Masar ayaa ku dhintay qaraxyo miino ah oo lala beegsaday kulanyo ka tirsan ciidamada oo maray magaalada Cariisha ee waqooyiga Siinaay.…
2 daqiiqo Sheeko:War Akhriso: Magacyada Xildhibaannada Aqalka Sare Ee Diiday In Laga Hadlo Qalbi-dhagax, Kuwa Ogolaaday iyo Inta Ka Aamustay Xildhibaannada Aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ayaa maanta ku kala qeyb-samay ka doodista arrintii ku saabsaneed sida ay xukuumadda Cali Kheyre ku dhiibtay Cabdikarim Qalbi-dhagax. Guddoonka golaha aqlka sare…