5 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: 9/11 Kadib, Waa Maxay Saameynta Mashruuca Argigixiso La Dirirka Ku Yeeshay Soomaaliya? Maanta oo kale 16 sano ka hor, dhalinyaro carab ah ayaa weeraray daaro mataano ahaa oo ku yaallay dalka Mareykanka, dhacdadaasi kadib waxaa isbadalay khariidadda siyaasadda caalamka, Mareykanka waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:War Aqalka Sare Oo Dib U Dhigay Dooddii Dhiibista Qalbi-dhagax Si Ay Uga War-sugaan Golaha Shacabka Xildhibaannada aqalka sare ayaa maanta dib-u-dhigay dooddii loo ballan-sanaa ee dhiibista xukuumadda Xasan Kheyre ee Cabdikarim Qalbi-dhagax. Xildhibaannada ayaa ku kala qeybsamay arrinta, Xildhibaanno ay ku jiraan Axmed Xaashi iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqalka Sare Oo Maanta Go’aaminaya Sax Iyo Qalad Ahaanshiyaha Go’aankii Lagu Dhiibay Qalbi-dhagax Ajendaha Aqalka sare kulankaooda maanta, waxaa uu go’aan ka gaari-doonaa sax iyo qalad tillaabadii ay Xukuumadda Kheyre ay ku dhiibtay Cabdikarim Qalbi-dhagax. Guddoomiyaha aqalka sare Cabdi Xaashi oo la hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Balad-Xaawo: Al-shabaab Oo Weeraray Fariisimmo Ciidamada Jubbaland Dagaalkan oo u dhexeeya ciidamada Darwiishta Jubbaland iyo Alshabaab ayaa ka dhacay waaberigii saaka degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo. Xarakada Al-Shabaab ayaa la sheegay in weerar ay ku soo qaadeen saldhig…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisadda Khaliijka: Sergei Lavrov Oo Ku Baaqay in Wada-hadal Lagu Xaliyo Wasiirka arrimaha dibadda Ruushka Sergei Lavrov ayaa ku baaqay in dhibaatada ka dhex taagan dowladda Qatar iyo dowladaha carbeed lagu xaliyo wadahadal toos ah. Sergey Lavrov oo shir jaraa’id la…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Cilmibaaryaal Ka Digaya Dhibaatada Caafimaad ee Shaaha Caddeyska ah Culumo-saynisyahanno ah oo u dhashay dalka Jarlmalka ayaa ka digay Shaaha caddeyska ah oo saameynta taban ku yeelanayo caafimaadka aadanaha. cilmibaarayaasha ayaa sheegay in shahaa oo caano caddeys ah lagu…
2 daqiiqo Sheeko:War Jaamcadda Cambridge oo Gabi ahaanba Joojineysa Qalin-qoraalka Imtixaanaadka Jaamacadda Cambridge ee laga leeyahay dalka Ingiriiska isla markaana kaalinta 2aad kaga jirtay liiska kala sarreynta jaamacadaha adduunka, ayaa ku gudo jirta qorshe ay gabi ahaanba ku joojineyso Imtixaanaadka gacan…
2 daqiiqo Sheeko:War Aqalka Sare Oo Berri Ka Doodaya Dhiibista Qalbi-dhagax, Labada Aqal Ee Baarlamaanka Oo Ajendahooda Mideeyay Isniinta Guddiga joogtada ah ee golaha aqalka sare oo maanta kulan isugu yimid xaruntooda magaalada Muqdisho ayaa go’aansaday in Ajendahooda kulanka berri oo isniin ah uu noqdo ka doodista dhiibista xukuumadda…
1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Hirshabeelle Oo Waqti Ku Daraya Qabashada Doorashada Madaxweynaha Xildhibaanada Maamulka Hirshabelle ayaa lagu warramayaa in ay ka doodayaan Muddo kordhin uu dalbadey Gudiga Qaban-Qaabda Doorshada Mamaulka Hirshabelle. Xildhibaan Maxamed Yuusuf Colow ayaa Goobjoog News u sheegey in Kulankooda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gobolka Banaadir Oo Ballan-qaaday Dhismaha Waddooyin Cusub Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqamagaalada Muqdisho Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed ayaa saaka dhagax-dhigay dib u dhiska wadada Janaraal Daa’uud oo isku xirta Taaladda Daljirka iyo wadada Sodonka ee magaalada Muqdisho.…