1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Arrimaha Dibadda Sacuudiga Oo Isu soo Dhawaashiyaha Sacuudiga iyo Iran Ku Tilmaamay Wax Lagu Qoslo Wasiirka arrimaha dibadda ee Sacuudiga Caadil Jubeir ayaa isu soo dhawaashiyaha Sacuudiga iyo Iran ku tilmaamay wax lagu qoslo, isaga oo intaa raaciyay in xiriirka diblomaasiyadeed ee dhex-maray uu ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gobolka Banaadir: Shuruudaha Xulashada 1000 Shaqaale Cusub Oo Lasoo Bandhigay Barnaamijkaan ayaa Waxaa Daah Furay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Casimadda Muqdisho Mudane Thabit Cabdi Maxamed qaar kamid ah Ku Xigeenadiisa, Xog-hayaha Guud ee Gobolka Banaadir. Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Isbitaalka Baledweyne Oo La gaarsiiyey Daawo Xilli ay dawi yari aad u baahsan ay ka jirtay mudooyinkii dambe Isbitaalka dhexe ee magaalada Baledweyne, oo ay jiifaan bukaano qabo xanuuno kala duwan ayaa agaasimaha wasaaradda caafimaadka ee…
2 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji 9 Su’aalood ee Loogu Raadinta Badan Yahay Barta Google Google ayaa daaha ka rogtay su’aalaha ugu badan ee ay dadku soo weydiiyaan oo u badnaa How to.. sidee loo sameeyaa oo farsamo la xiriira, waxaanuu kusoo beegay arrintan munaasabad…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Soomaalida Itoobiya Oo Soomaalida Kula Taliyay In Ay Ka Haraan Arrinta Qalbi-dhagax, Sharciga Itoobiyana U Daayaan Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Cabdikarim Qalbi-dhagax. Cabdi Maxamuud Cumar oo arrintaasi ka hadlaayo waxaa uu yiri“Xaaladda Cabdikarim lagaga hadlaayo waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: 3 Milyan Oo Xoolo Ayaa Laga Tallaalayaa Cudurro Ay Jadeecada Ku Jirto Dowlad Goboleedka Puntland ayaa wasaaradda xoolaha maamulkaasi u xil-saartay tallaalka malaayiin xoolo ah, kaas oo laga daweyn doono cuduro kala duwan oo ay jadeecadu. Agaasimaha Caafimaadka Xoolaha ee Puntland Dr…
3 daqiiqo Sheeko:War Xogta Goobjoog: Wax Ka Baro Tirada, Mushaarka Iyo Shaqada Xildhibaannada 6-da Maamul Ee Soomaaliya Soomaaliya waa dal u diyaarsan nidaam federaal ah, 6 maamul ayaa hadda rasmi u dhisan marka lagu daro Somaliland, maamulladaasi waxaa u dhameystiran golayaashii sharci dejinta ee heer maamul, tirada…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Daraasad: Waxbarashada oo Muddo Dheer lagu Jiraa Waxa ay Yareysaa Khatarta Cudurrada Wadnaha Khubarada daraasaddan sameeyay ayaa sheegaya in dadka wakhti dheer ku qaata waxbarashada ay ku yaryihiin cudurada wadnaha, dhiigfuranka maskaxda iyo wadna-istaagga. Waxayna cilmibaarayaashu ay baareen 162 isbedel dhanka hida side…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waqooyiga Kuuriya Oo Qasab Ugu Biirtay Naadiga Nuclear-ka Dalka Mareykanka ayaa walaac ka muujiyay tijaabada Nuclear-ka isaga oo sheegay in ay ka jawaabi doonaan haddii ay khatar dareemaan iyaga ama xulafadooda. “Handadaad kasta oo loo geysto Mareykanka iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah-faahin Ku Saabsan Khasaaraha Weerarka Al-shabaab Ee Buulo-Gaduud Illaa 11 qof oo labada dhinac ayaa ku dhimatay weerar ay axaddii ay Al-shabaab ku qaadeen magaalada Buulo-Gaduud oo u dhaw magaalada xeebta ah ee Kismaayo. Mukhtar Cabdi Maxamed, oo…