1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ruushka Oo Mareykanka Ka Dalbaday Inuu Dib U Soo Celiyo Xarumaha Diblomaasiyadeed Ee Ruushka Dowladda Ruushka ayaa ka codsatay dalka Mareykanka inay dib u eegto xirista xarumaheeda diblomaasiyadeed, waxaa uuna Ruushka dusha ka saaray Mareykanka in ay si buuxa mas’uuliyadda u qaadaneyso haddii uu…
4 daqiiqo Sheeko:War Warbixin: Xaaska Qalbi-dhagax, Gabadhiisa, Xildhibaanno Iyo Aqoon-yahan Villa Somalia Ku Cadaadinaya Ka Hadlidda Mas’uuliyadda Xariggiisa Baaqa Maamo Khadro Maxamed Cabdi oo ah xaaska Qalbi-dhagax iyo Fartun Cabdikarim Muuse oo ah gabadhiisa ay dirayaan waa kii ugu dambeeyay baaqyo isdaba joog ah oo laga codsanaayo madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ugaar Ah Goobjoog: Tahriibayaal Soomaali Ah Oo Laga Qabtay Koonfurta Suudaan Ciidamada Koonfurta Suudaan ayaa Safaaradda Soomaalida ee dalkaasi ku soo wareejiyay 21 Tahriibayaal ah, kuwaas oo laga soo qabtay xadka u dhaxeeya Labada Suudaan, kooxdan ayaa ku sii jeeday dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jarmalka Oo Diidaya In Ay Xayiraan Hantida Fethullah Gulen Dowladda Jarmalka ayaa waxay diiday codsi uga yimid dalka Turkiga kaasi oo ku saabsan in la xayiro hantida hoggaamiyaha mucaaradka Fatxullahi Gulen kaasi oo ku sugan Mareykanka, waxayna dowladda Turkiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Pyongyang Oo La Rumeysan Yahay In Ay Tijaabisay Gantaal Sababay Dhul-gariir Dowladda Japan ayaa waxa ay sheegtay in Kuuriyada waqooyi uu ka dhacay dhul gariiir lagu qiyaasay heerkiisa 6.4 waxaana la sheegay in dhul gariirka uu ka dhashay qaraxyada Nukliyeerka. Dhinaca…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya: Dib U Doorashadii Uhuru Kenyatta Oo La Laaley, Waa Ku Celis Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay doorashada dib loo doortay madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta. 6-da garsoore ayaa go’aankaasi ku gaaray si aqlabiyad ah maanta oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Fariinta Madaxweyne Farmaajo Ee Maalinta Ciidda Madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shacabka Soomaaliyeed u diray hambalyada ciidda barakaysan ee Al-Adxaa, waxaa uu khudbadiisa xoogga ku saaray amniga iyo horumarka. Madaxweyne Famaajo waxa uu Alle…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaqiiqo: C/kariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax Waxaa Uu Ku Jiraa Gacanta Itoobiya Dowladda federaalka Itoobiya ayaa qiratay in ay Muqdisho ay u soo gacan gelisay Sarkaal ka tirsanaa Ururka ONLF oo lagu magacaabo C/kariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax. Dr. Negeri Lencho Wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Ammaanka Oo Ogolaaday In AMISOM 500 Laga Dhimmo Dhammaadka Sanadka Golaha ammaanka ee qaramada midoobey ayaa isku raacay markii ugu horeysay in Ciimada AMISOM laga jaro 500 oo askari dhammaadka sanadka, taasi oo ka hor imaaneysaa dalabkii AMISOM ee ahaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Afhayeenka ONLF Oo Sheegaya In Qalbi-Dhagax Uu Horay Uga Tirsanaa Ciidamada Xoogga Dalka, Hadana Uu Ku Jiro Gacanta Itoobiya Cabdiqadir Xasan Hir-mooge oo ah afhayeenka jabhadda xureynta Soomaali galbeed ayaa Goobjoog News uga waramay sida loo qabtay CabdiKariim Sheikh Muuse (Qalbi-Dhagax)? Afhayeenka: Waxaa jira saddex iyo labaatankii bishaan CabdiKariim…