3 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: 8 Arrin Oo Ka Qaldanaa Kulanka “Maqal Dadkaaga” Ee Xukuumadda Iyo Warbaahinta Waxaa magaalada Muqdisho xalay ka dhacay kulan loogu magac daray “Maqal Dadkaaga” kaas oo xukuumadda Ra’isul wasaare Xasan Kheyre ku sheegtay isla xisaabtan u dhaxeeya golaha wasiirrada iyo warbaahinta, marka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sacuudiga Oo Xajka Ka Celiyey Dad Gaaraya 400 Kun Oo Qof Mas’uuliyiinta Sacuudiga ayaa sanadkaan celiyey ku dhawaad 400kun oo qof oo xujey ah kuwaas oo aan wadanin ogolaasha xajka si ay ugutaan acmaasha xajka. Sanad walba waxaa guta acmaasha xajka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump Oo Ku Baaqay In La Xaliyo Dhibaatada Khaliijka Iyada Oo Loomarayo Heshiiskii Shirmadaxeedkii Riyaadh Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo qadka teleefonka kula hadlayey boqorka Sacuudiga Salmaan Binu Cabdul Caziiz, ayaa ku booriyey in la xaliyo dhibaatada Qatar iyada oo waafaqsan heshiiskii shirmadaxeedkii Riyaadh. War-murtiyeed…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Ha Noqon Qofka Ugu Horreeya ee Diyaaradda Raaca Daraasad cusub oo soo baxday ayaa sheegaysa in haddii aad noqoto qofka ugu horreeya ee diyaaradda kora khatar caafimaad aad waajihi karayso iyo iney inaad si sahlan ku qaaddo cudurada…
2 daqiiqo Sheeko:War Wasiirka Waxbarashada Oo Sheegay In Jaamacadaha Dalka In Badan Oo Ka Mida Eysan Tayo Laheyn Wasiirka wasaaradda waxbarasahda, hiddaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u weeraray Jaamcadaha Dalka oo uu ku tilmamay in intooda badani in aaney gaarsiisneyn tayadii waxbarashada…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Xogta Goobjoog: Dowladnimada Soomaaliya Waxaa Ay Ku Tiirsan Tahay Macaawinada Beesha Caalamka Soomaaliya waa dal dhaqaale ahaan aad u liito, ma jiro dhakhli iyo wax soo-saar la sheegi karo oo gudaha ah, Maalgeshi iska daa, nalooma ogolada deymaha hey’adaha lacagta adduunka, marka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Iran oo Sacuudiga Ugu Baaqay In Ay Joojiyaan Taageerada Argigixisada Madaxweynaha Iran Xasan Ruuxaani ayaa ku eedeeyay dalka Sacuudiga in ay taageeraan argigixiso uu sheegay in ay joogaan dalka Yemen. Sida uu ku waramayo Telefishinka ku hadla afka Tahran madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Trump Oo Booqday Goobaha Duufaanta Ku Dhufteen Madaxweynaha Mareykanka Dowland Trump waxaa uu booqasho ku tagay magaalada Texas isaga oo duufaanta ku sheegay mid taariikhi ah. Mr. Trump waxaa kale uu Duufaanta ugu yeeray mid dilaa ah,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta Oo Xarunta Ku Shaqo Bilaabay 27 Sano Ka dib Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa ku bogaadiyay masuuliyiinta cusub ee Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknooljiyada inay muddo kooban gudaheed ku guuleysteen inay si buuxda ugu shaqeeyaan…
2 daqiiqo Sheeko:War Horumar Ballaaran Oo Dhanka Dhismaha Iyo Ganacsiga Ah Oo Ka Socda Magaalada Gaalkacyo Gaalkacyo waa magaalo madaxda gobolka Mudug waana magaalo in badan marti u noqotay dagaallo sokeeye oo ku soo noqnoqday,kuwaas oo keenay in bulsho faro badan ay ka barakacaan. Hadda waxaa…