2 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Facebook oo Ku Dhawaaqay Dagaal Ka Dhan ah Wararka Been Abuurka ah Shirkadda Fecebook ayaa ku dhawaqday dagaal ka dhan ah wararka Beenta ah oo aad ugu badan barta isla markaana kalsooni darro ku abuura dad badan oo si joogta ah ugu…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya: Maxaa Looga Hadli La’yahay Mareykanka Iyo Duqeynta Rayidka?!! Dhacdadii Bariire Jimcihii ka dhacday, dadka Soomaaliyeed waxaa ay hadal-hayaan ciidamada dowladda ahaa ee rayidka dilay, waxaaba la iloobey in ay Mareykanka ku lug lahaayeen dhacdadan, Mareykanka bishan keliya ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 5 Maalin Kadib Dhacdadii Bariire, Meydadka Weli Lama Aasin Sida ay Goobjoog News u xaqiijiyeen ehellada dadkii lagu dilay Bariire, meydadkii weli lama aasin, iyaga oo la sugaya natiijada baaritaanka dowladda federaalka ah. “Nimankii falka ka dambeeyay oo la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Ammaanka Oo Maanta Kulan Deg-deg Ah Ka Yeelanaya Kuuriyada Waqooyi. Golaha ammaanka ee qaramada Midoobay ayaa maanta oo talaado ah waxay kulan ku yeelan doonaan xarunta New York,kaasi oo looga arrinsanayo dalabka xukuumadaha Tokyo iyo Washington ka dib markii hogaamiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 14 Qof Oo Ku Geeriyootay Shil Ka Dhacay Masar Ugu yaraan 14 qof ayaa ku dhimatay 42 kalana way ku dhaawacmeen ka dib shil ka dhacay gobolka Sacdiyah ee dalka Masar sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka dalkaasi. Shilkaani ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha Oo Shaqi-joojin Ku Sameysay Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed Wareegto ka soo baxday xafiiska Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ayaa shaqo-joojin lagu sameeyay Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed. Akhriso Qoraalka Wasaaradda:
1 daqiiqo Sheeko:War Aqalka Sare Oo Fasax Galay, Arrimo Ay Ku Jirto Bariire Ayey Baarayaan, Waxaana La Ansixiyay… Golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta fasax 13 maalin galay, fasaxa waxaa uu la xiriira ciidda Carafada. Aqalka sare waxaa uu kulankiisa maanta ansixiyay Zakariye…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Shirkadda Apple Oo Adeegyo Ka Mamnuucday Dalka Iran Dad badan oo ku nool dalka Iran oo uu ku jiro wasiirka isgaarsiinta dalkaasi ayaa waxay ka cabanayaan ku dhawaad toban barnaamij oo shirkadda Apple ay ka mamnuucday dalkaasi. Barnaamijyada…
1 daqiiqo Sheeko:War Jaamacad Suudaan Ku Taallo Oo Ardey Soomaaliyeed Siiyay Deeq Waxbarasho Iskaashi u dhaxeeya wasaaradda waxbarashada Soomaaliya safaaradda Suudaan ay ku leedahay Mugadisho iyo hay’adda dacwatul Islaamiyah ayaa lagu wadayaa araday Soomaaliyeed oo deeq waxbarasho ka helay Jaamacadda Ifriiqiyaa caalamiyah ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Shir Looga Hadlayo Xalka-Waara Ee Qaxootiga Iyo Barkacayaasha Oo Furmaya Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho ka Furmaya Shirweynaha qaran ee u helidda Xal-waaraha Qaxootiga dalka dib ugu soo laabanaya iyo barakayaasha. Sida uu ku soo waramayo weriyaha Goobjoog News Maxamud Cali…