2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya oo Ku Dhawaaqday Xilliga Ay Sida Rasmiga ah Ula Wareegayso Maamulka Hawada Sare ee Dalka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday xilliga ay la wareegayso maamulka hawada sare ee dalka, kaas oo ah dabayaaqada October ee soo aaddan. Wasiirka gaadiidka iyo duulista…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 13 Qof Oo Ku Dhimatay Qarax Ka Dhacay Afghanistan Ugu yaraan 13 qof ayaa ku dhimatay kuwo kalana waxyeello ayaa soo gaartay baabuur miineysan oo ku qarxay gobolka Heliminda ee koofurta Afghanistaan sida ay sheegeen mas’uuliyiin halkaasi ku sugan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Miisaaniyadda Galmudug Oo La Ansixiyay Kulanka maanta ee Xildhibaannada maamulka Galmudug ayaa ansixiyay miisaaniyadda, miisaaniyadda oo aheyd 6da bil ee sanadka ugu dambeysa, waxaa lagu waramayaa in aqlabiyad lagu ogolaaday. Kulanka oo ay fadhiyeen 50…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Xukuumadda Xasan Kheyre Xaq Uma Laha In Ay Xog Ka Qariso Shacabka Iyo Warbaahinta Xukuumadda Ra’isul wasaare Xasan Khayre oo ka jawaabeysa jaha-wareerkii iyo qaskii ku saabsanaa kala hadalkii mas’uuliyiinta dowladda ee arrintii Bariire ayaa soo saartay go’aan layaab leh oo ku saabsan xiriirka…
9 daqiiqo Sheeko:War Go’aanka Masuuliyiinta Xukuumadda Federaalka ah ee ka dhanka ah adeegsiga warbaahinta ee wasiirradu waa khalad khalad lagu saxayo. Qoraal ka soo baxday xafiiska Raysul wasaare ku xigeenka oo u muuqda mid xukuumaddu uga fal celineyso sidii wasiirrada qaarkood ay uga hadleen dhacdadii25-kii bishaan ka dhacday deegaanka Bariirre ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Faderaalka Oo Wasiirrada Ku Caburineysa In Aaney La Hadlin Warbaahinta Ra’isul wasaare ku xigeenka dowladda federaalka ah Mahdi Maxamed ayaa qoraal uu soo saaray ku amray wasiirrada dowladda federaalka ah in isticmaalka baraha bulshada, Idaacadaha iyo Telefishinada ay u baahan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Duufaankta Harfi Oo Magaalooyin Cusub Khatar Ku Heysa Madaxda gobolka Texas ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in hal qof uu ku geeriyooday dabeysha Harfi, taasi oo ah dabeyshii ugu weyneyd ee ku dhufta gobolka muddo ka badan 50…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xulafada Sacuudiga Oo Qirtay Iney Rayid Ku Dileen Duqeyn Ka Dhacday Sanca Si ka duwan dilkii ay xulafada Sacduudiga u geysteen Soomaalidii qaxootiga aheyd ee Xudeyda, Sacuudiga iyo xulafadiisa waxaa ay qirteen in ay Sanca ku dileen 14 rayid ah. War Saxaafadeed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Ah Oo Ka Tacsiyeysay Dhacdadii Bariire, Guddi Baaritaanna U Saartay Ra’isul wasaare ku xigeenka Soomaaliya Avv. Mahdi Axmed Guuleed (Khadar) ayaa shir jaraa’id uu ku qabtay magaalad Muqdisho waxaa uu ka hadlay shirar caasimadda ka socday saacadihii la soo dhaafay,…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Ololaha Talaalka Xoolaha oo Muqdisho lagu daah furay Shirkani oo aay soo qabanqaabisay wasaradda Xanaananada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Soomaliya ayaa ahaa mid lagu daahfurayay Ololaha Talaalka Xoolaha ee cudurada jadeecada iyo furuqa oo intabada xoolaha ku dhaca…