2 daqiiqo Sheeko:War Waxbarasho Dugsiga Sare ee Dadka Aragga la’ oo Markii Ugu Horreysay Laga Hirgelinayo Somaliland Wasaaradda waxbarashada Somaliland ayaa sanadkan qorshaynaysa in 18 arday oo kamid ah ardayda araga naafada ka ah loo helo waxbarashada dugsiga sare kadib markii dhawaan loogu deeqay qalabka loogu talo…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Wadooyinka Britain Oo Lagu Tijaabinayo Baabuurta Iswada Dowladda Ingiriiska ayaa sheegtay inay wadooyinka Britain lagu tijaabin doono baabuurta iswada, kuwaas oo ku shaqeeya qalabka casriga ah ee Tiknoloojiyadda. Baabuurtaan ayaa la soo bandhigi doonaa iyag oo koox…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Casharrada Laga Bartay Rayidkii Lagu Dilay Bariire 24-kii ee la soo dhaafay waxaa Muqdisho la hadal hayey 10-kii qof ee rayidka ahaa ee Ciidamada dowladda federaalka ah iyo kuwa Mareykanka ah ay ku dileen beer ku taallo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo Amar Kusoo Rogay Maxkamadaha, Xeer Illaalinta iyo Dambi Baadhista Guddoomiyaha maxkamadda sare Ibrahim Iidle Suleyman ayaa qoraal uu soo saaray waxaa uu farayaa dhammaan maxkamadaha dalka, xeer illaalinta iyo xafiisyada kale ee dambi baadhista in maxbuusta aan xabsiga lagu…
2 daqiiqo Sheeko:War Bulshada Soomaaliyeed Oo Aan Ku Baraarugsaneyn Tabcashada Beeraha Beeraha waa il ka mid ah ilaha waxsoosaarka dalka ugu muhiimsan, taasi oo tiro badan oo dad ah ay ku tiirsanyihiin. Sida caadiga ah dalagga Soomaaliya waa dhammaan dhirta iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Boorso Smart Ah Oo La Soo Saaray Shirkad la yiraahdo Volterman ayaa soo bandhigtay sample-ka Boorso magaca shirkadda wadata oo leh astaamo badan oo mihiim ah una fududeynaysa nolosha qofka wata. Boorsadan yar oo ah nooca jeebka ayaa waxaa…
7 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Soomaaliya Oo Ku Jirto Gumeysi Nooc Kale Ah, 6 Meel Ayaa Laga Heystaa!! Gumeysiga, Madaxbannaandida iyo xuriyadda aan ka hadleyno waa mid ka duwan micno ahaan sida loo yaqaano taariikhiyan ee ahaa: in dalka aanu gacan shisheeye ku jirin iyo in dal weliba…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qatar Oo Safiirkeeda Dib Ugu Celineysa Magaalada Dahran Dowladda Qatar ayaa waxay dib ugu celisay Safiirkeeeda magaalada Dahraan ee caasimadda Iran si uu u qabsado hawlihiisa diblomaasiyadeed sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gen. Galaal Oo Goobjoog U Sharaxaya Qodobo Ay Ku Heshiiyeen Galmudug iyo Ahlu-sunna Gen. Maxamed Nuur Galaal oo haatan hoggaaminaya wada-hadalka Galmudug iyo Ahlu-sunna ayaa Goobjoog News uga warramay qodobo uu sheegay in ay ku heshiiyeen dowlad goboleedka Galmudug iyo maamulka Ahlu-sunna. “Mar hore…
1 daqiiqo Sheeko:War W.Waxbarashada Somaliland oo Xayiraaddii Ka Qaadday 7 Dugsi Sare oo Ruqsaddii Shaqo Lagala Noqday Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland ayaa ka noqotay go’aan ka dhan ah 7 dugsi oo gaar loo leeyahay oo Wasaaradda ay todobaadkan kala noqotay ruqsadii ay ku shaqaynayeen.…