2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Koror Ku Yimid Xaaladda Umul Raaca Ee Soomaaliya Xaaladda umul-raaca hooyada Soomaaliyeed ayaa hadda waxaa ay mareysaa meel aad u sarreyso dunida gaar ahaan koonfurta iyo bartamaha sida ay sheegtay hay’adda qaramada Midoobay u qaabilsan Dhallaanka ee UNICEF.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Madaxeedka Afrika iyo Isra’il Ee October Oo Gumeysi Cusub Loo Arkay Gumeystaha dunida ku haray ee Isra’il waxaa ay qorsheynayaan damac iyo gumeysi cusub oo qaaradda Afrika, in ka badan 15 dal ayaa hadda jeebka ugu jira, welina waxaa ay raadinayaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib u dhiska Dalka Oo La Magacaabay Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib u dhiska Dalka. Mudane Xasan Cali Khayre ayaa u magacaabay xilkaan Mudane Eng. Saadiq C/laahi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Somaliland Oo Qaliin Caafimaad Loogu Sameeyay Imaaraadka Carabta Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa la sheegayaa in qaliin lagu sameeyay isaga oo ku sugan dalka Imaaraadka Carabta. Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Xuseen Deyr oo wariyeyaasha kula hadlay Hargeisa ayaa…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka 9 Arrin Oo Laga Faa’iday Booqashada Madaxweyne Farmaajo Ee Masar Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa booqasho labo maalmood ku tagay dalka Masar, inta uu Qaahira joogay waxaa uu aqalka madaxtooyada ee Caabidiin kula kulmay dhiggiisa Masar Cabfifitaax Al-sisi, Xarunta…
2 daqiiqo Sheeko:War Dalabka Cuntooyinka Maqaayadaha Mugadisho Oo Noqday Hab Casri Ah Maqaayadaha ku yaallo magaalada Mugadisho ayaa waxay sameynayaan horumarro ballaaran iyaga oo adeegsanaya qalab casri ah. Maqaayadahaan ayaa waayihii dambe waxaa ku soo badanayay dalabaadka carsiga ah, iyaga oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Facebook Oo Soo Kordhinaya Bog Cusub Oo Lagu Ilaalinayo Ammaanka Macaamiisha Barta Facebook ayaa waxay keentay barnaamij cusub oo lagu magacaabo Safety Check si loo ilaaliyo nabadgelyada qofka isticmaalaya Facebook waxaana barnaamijkaan loo sameeyay bog u gaar ah oo qofka arkayo.…
1 daqiiqo Sheeko:War Siminaar Ku Saabsan Sida Ardaygu Ugu Guuleysto Waxbarashada oo Lagu Qabtay Jaamacadda Salaam Waxaa Hoolka tababarrada ee jaamacadda Salaam lagu qabtay lecture aad u qiimo badan oo ardayda u jeediyay Dr Maxamuud Abdirahmaan ( Dr Hoori ) , oo ah khabiir ku takhasusay…
4 daqiiqo Sheeko:War Aqalka Sare Oo Shirkadaha Xajka Weeraray, 4 Wasiirna U Yeeray, Kana Dooday Lacagta Qaaliga Ah Ee Xajka Ku Baxeysa Xildhibaannada aqalka sare ayaa maanta dood kulul ka yeeshay soo jeedinta Xildhibaan Naciimo Ibraahim Yuusuf oo aheyd in lacagta laga qaado xujeyda Soomaalida ay tahay mid qaali ah, loona baahan…
1 daqiiqo Sheeko:War Aqalka Sare Oo Ansixiyay Hindise Sharciyeedka Isgaarsiinta Qaranka. Golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay hindise-sharciyeedka isgaarsiinta qaranka, waa markii ugu horeeyay ee taariikhda ee aqalka sare ansixiyo hindise sharciyeed ka yimid golaha wasiirrada. Kulanka…