2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka 10 Tallaabo oo Kaa Dhigaya Qof Caafimaadkiisu yahay Mid Buuxa Dadka oo dhani waxay ku riyoodaan iney helaan nolol caafimaad oo dhameystiran, taas oo u adeegaysa nolosha qofka oo xilli kasta uu cadaadis soo waajihi karo. Sidaa darteed waxaan idinla…
2 daqiiqo Sheeko:War Wasaaradda Waxbarashada Oo Jaamacadaha ugu Baaqday Iney La Yimaaddaan Manaahij Ka Tarjumaysa Rabitaanka & Horumarinta Dhalinyarada iyo Bulshada Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Jaamcadaha dalka ka jira ugu baaqday iney la yimaddaan manaahij ka tarjumaya rabitaanka iyo hurumarinta dhanlinyarada iyo shacabka Soomaaliyeed. Wasiiru dowladaha wasaaradda waxbarashada Xukuumadda…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Madaxtooyada Masar Oo Qoraal Ka Diyaarsiyay Muhiimadda Booqashada Madaxweyne Farmaajo Hey’adda Isticlaamaadka ee hoostagta madaxtooyada Masar ayaa warbixin dheer ka diyaarisay booqashada madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu ku jooga dalka Masar iyo ahmiyadeeda. Booqashadii Ugu Horeysay Ee Farmaajo: Hey’adda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaahira: Qodobada Ay Ka Wada Hadleen Farmaajo Iyo SISI Oo Dhameystiran Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo axaddii booqasho rasmi ah ku tagay caasimadda Masar ee Qaahira, ayaa madaxtooyada shir kula qaatey dhiggiisa Masar Cabdifitaax Al-sisi. Soo dhaweyn iyo salaam sharaf…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daawo Sida Madaxweyne Farmaajo Loogu Soo Dhaweeyay Madaxtooyada Masar Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa haatan ku sugan madaxtooyada Masar halkaasi oo soo dhaweyn heer sare loogu sameeyay. Madaxweynaha Masar Cabdifitaax Al-sisi ayaa soo dhaweeyay Farmaajo, waxaa loo tumay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Ah Oo Ogolaatay Shaqo Ka Ceyrinta Cali Cosoble Qoraal uu soo saarey wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka ah Cabdi Faarax Saciid(Juxa) ayey dowladda federaalka ah ku ogolaatay go’aanka baarlamaanka Hirshabeelle ka gaareen madaxweynahii hore Cali Cosoble. Dowladda waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Qabatinka SmartPhone-ka oo Keena Nymphophobia oo ah Mushkilad Dunida oo Dhan Ku Faafaysa In badan oo inaga mid ah marka mobilkooda Smart ka ah ay waayaan amaba uu ka lumo waxay dareemaan cidlo iyo walwal dheeri ah, iyadoo dadka qaar uu ka gaaro…
3 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya Oo Liiska Ka Gashay Wadamada Ugu Shaah Cabista Badan Dunida Maalin kasta sadex bilyan koob oo shaah ah ayaa dunida laga cabaa, shaaha waa mid ka mid ah waxyaabaha loogu cabista badan yahay aduunyada marka laga yimaado biyaha caadiga ah…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Tunis: Madaxweyne Sibsi Oo Simmaya Dhaxalka Ragga & Haweenka, Akhriso Xusuusta Soomaaliya Madaxweynaha Tunis Baaji Qaa’id Sibsi ayaa todobaadkii hore dalbaday in isbadal lagu sameeyo sharciyada dalkaasi gaar ahaan dhaxalka iyo guurka, isaga oo soo jeediyay in la simmo dhaxalka raga iyo…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Akhriso: Saameynta Caafimaad Ee Ka Dhalan Karto Isticmaalka Ookiyaalo Uusan Dhaqtar Kuu Qorin Ookiyaalaha ayaa ah shey inta badan laga isticmaalo dunida, waxaana loo adeegsadaa asal ahaan in lagu ilaaliyo aragga iyo indhaha maadaama dunida qaarkeed ay ku badanyihiin dabeylaha iyo boorka. Sida…