1 daqiiqo Sheeko:War Magaalada Hargeisa Oo Laga Furay Xarun Lagu Soo Bandhigo Hidaha Iyo Dhaqanka Laguna Baranayo Farshaxanka Magaalada Hargeisa ee caasimadda maamulka Soomaaliland ayaa waxaa laga hirgaliyay xarun cusub oo lagu baran doono dhaqanka iyo farshaxanka. Guddoomiyaha xarunta dhaqanka iyo farshaxanka ee magaalada Hargeysa Jaamac Muuse Jaamac…
1 daqiiqo Sheeko:War Aqalka Sare: Eng. Cabdi Canshuur Oo Golaha Horgeeyay Hindise Sharciyeedka Isgaarsiinta Qaranka Wasiirka Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknology-da Eng. Cabdi Canshuur Xasan ayaa maanta waxaa uu Hindise Sharciyeedka Isgaarsiinta Qaranka hor dhigay aqalka sare. Kulanka maanta aqalka sare, waxaa soo xaadiray 36…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdiqaasim Salaad: Dalkeenna Meel Nooga Fiican Ma Heleyno, Ee Dowladda Ha Lala Shaqeeyo Mudane Cabdiqasim Salaad Xasan, madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa sheegay in uu jeclaan lahaa in uu ku noolaado gudaha Soomaaliya. Mr. Qaasim oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Ceyrinta Steve Bannon Kadib, Sababo Ku Tusinaya In Donald Trump uu Yahay Seef Labood!! Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump waxaa uu noqdey dad cun caadi ah iyo seef labood, midkii cunay raggiisa, ma tixgeliyo taariikh iyo dad ay isla qariibeen, waxaa uu aqalka cad mid…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Koonfurta Suudaan: 35 Tarhiibayaal Soomaali Ah Oo Safaaradda u La’dahay Lacagtii Lagu Soo Celin Lahaa 35 Tahriibayaal Soomaali ah oo ku xiran magaalada Jubba, Koonfurta Suudaan ayaa sugaya in dowladda federaalka ah u fududeyso Ticket iyo duulimaad lacag la’aan ah. Tahriibayaashan oo u socdey dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Iyo Djibouti Oo Galay Heshiisyo Dhanka Boostada Iyo Isgaarsiinta Ah Dowladdaha Soomaaliya iyo dalka Jabuuti ayaa kala saxiixday Heshiis dhanka Isgaarsiinta ah waxaana uu ka dhacay Magaaladda Jabuuti ee xarunta dalka Jamhuuriyadda Jabuuti. Heshiiskani ayaa waxaa uu la xiriiraa sidii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah-faahin: Dilka Guddoomiyaha Garsoorka Xiriirka Kubadda Cagta Ee Soomaaliya Waxaa xalay cishihii xaafadda Xamar Bile ee Muqdisho lagu dilay guddoomiyihii waaxda garosoorka xiriirka kubada cagta Soomaaliyeed. Gudoomiyaha Garsoorayaasha Soomaaliyeed mudane Cusmaan Diraac ayaa Dabley hubeysan waxay ku dileen Degmada…
7 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliyadii “dhexda ahayd” waxay ku hafatay khilaafka Sacuudiga iyo Qadar Lix bilood ka dib kolkii Madaxweyne Maxamed Cabdillaahi Farmaajo la doortay, Soomaaliya waxa ay dhex dabbaalanaysaa mawjad siyaasadeed oo gude iyo dibedba ah. Bishii lixaad ee la soo dhaafay, Madaxweynaha…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Cali Cabdullahi Cosoble: Nin Keligiis Cidlo Taagan Madaxweynihii hore ee Hirshabeelle Cali Cabdullahi Cosoble waxaa uu ku jiraa rag iska dhicis iyo rafasho siyaasadeed isaga oo dhinac walbo weerar ku ah, qoraal uu soo saarey maanta waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gobolka Banaadir Oo Dalbanaya In 25% Laga Siiyo Dakhliga Dekadda Xamar Guddoomiyaha iyo duqa magaalada Muqdisho Thabit Cabdi Maxamed oo maanta ka qeyb-galay shirka golaha wasiirrada ayaa ka codsaday in kor loo qaado dakhliga ay gobolka ka helaan dekadda Xamar. Guddoomiyaha…