1 daqiiqo Sheeko:Dalka Villa Somalia: Hogaamiye Al-shabaab Ah Iyo 6 Kale Ayaan Dilney Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidamada dowladda iyo kuwoo ka socda dalal ay saxiibo yihiin weerar ka geysteen degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe. War Saxaafadeed goordhaw…
1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Koonfur Galbeed Oo Ansixiyay Golaha Wasiirrada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ansixiyay Golaha Wasiirada oo uu dhawaan soo magacaabay Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan. Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ka codsaday xildhibaanada Baarlamaankaas…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Puntland Mowqif Kama Qaadan Karto Arrimaha Dibadda, Waana Danbi, Sharci-yaqaanno Maamul goboleedka Puntland ayaa arbacadii soo saaray war saxaafadeed ay ku sheegayaan mowqif ay ka qaateen xiisadda Khaliijka, iyaga oo si cad ula saftay dalalka Sacuudiga iyo Imaaraadka, oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka WHO Iyo Soomaaliya Oo Bilaabaya Olole Lagula Dagaallamayo Jadeecada Hey’adda caafimaadka adduunka WHO waxaa ay sheegeysaa in Soomaaliya marka laga soo tago abaarta iyo gaajada ay dad badan khatar ugu jiraan Jadeeco, dowladda iyo hey’adda ayaa iska kaashanaya sidii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sacuudiga: Boqor Salmaan Oo Amray In Dadka Qatar U Dhashay Xajka Yimaadaan, Diyaaradana Diraya Boqorka Sacuudi Carabiya Salmaan Binu Cabdi Caziiz ayaa sheegtay in laga cafiyay xujeyda Qatar u dhalatay dhammaan waxyaabihii lagu xiri jiray sida marinta Salwa. BoqorkaSacuudiga Salmaan ayaa sheegay in magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisadda Hirshabeelle: Baarlamaanka Oo Dhisay Guddiga Doorashada Madaxweynaha Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa maanta dhisay illaa 7 xubin oo mas’uul ka noqon doona doorashada madaxweynaha Hirshabeelle oo la filayo iney dhacdo muddo bil gudaheed ah. Wararka ka imaanaya Jowhar ayaa…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda, Ma Qaab Qabiil Ayaa Loogu Shaqeeyaa? Akhriso In Wasaaradda Xaquuqul Insaanka Ay Qalad Gashay Iyo In Kale! Todobaadkan wasaaradda haweenka iyo arrimaha xaquuqul Insaanka Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa boggeeda Internet-ka ku xayeysiisay jagooyin ka bannaan Guddiga Madaxa Banaan ee Xuquul Insaanka, iyada oo shuruudaha codsadaha ku soo…
1 daqiiqo Sheeko:War Cabdiraxmaan Jaamac Barre Waxaa magaalada San Diego, California ee dalka Maraykanka ku geeriyoodey wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya C/raxmaan Jaamac Barre. Hadaba, Cabdi Caziz Gurbiye ayaa qoyskiisa kala sheekeystay taariikhdiisa, Akhriso Taariikhda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikh Nololeedka Marxuum Cabdiraxmaan Jaamac Barre Waxaa magaalada San Diego, California ee dalka Maraykanka ku geeriyoodey wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya C/raxmaan Jaamac Barre. Taariikh Nololeedka: Cabdiraxmaan Jaamac Barre: Cabdiraxmaan Jaamac Barre, waxaa uu ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika Oo Ugu Baaqay Caalamka In Kaalmooyin Lagaarsiiyo Dalka Sirerra Leone Guddoomiyaha midowga Afrika Muuse Faki Maxamed ayaa dowladaha caalamka ugu baaqay in kaalmooyin la gaarssiyo dalka Sierra Leone si looga hortago dhibaatooyinka ay geysteen fatahaadaha ku dhuftay waddankaas, waxaana illaa…