1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Iran Ku Canaantay Arrimaha La Xiriira Tijaabada Gantaalada Iyo Taageerada Argigixisada Ergeyga Mareykanka ee Qaramada Midoobey Nikki Haley, ayaa waxaa ay sheegtay in Iran ay qaadeyso mas’uuliyadda, sawaariikhda ay tijaabineyso, argigixisada ay taageryso iyo arrimaha xuquuqul Insaanka ay iska dhaga tirto.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xogta Goobjoog: Magafeyaashii Laga Soo Qabtay Koonfurta Suudaan Oo Laga Sii Daayey Xabsiyada Muqdisho 3(saddex) magafeyaal ah oo dadka Soomaalida ah si muqalasnimo ah ugu tahriibin jiray dalalka Uganda, Labada Suudaan iyo Libya, lacagna ka qaadan jiray oo ay qabteen ciidamada Koonfurta Suudaan, loona…
2 daqiiqo Sheeko:War Muqdisho: Xildhibaanno Baarlamaanka Federaalka Ah Oo Taageeray Ceyrinta Cali Cosoble Xildhibaanada Golaha shacabka ee dawladda Fedaraalka Soomaaliya ee laga soo doortay deegaanada Maamulka Hirshabeelle ayaa maanta kulan ay ku yesheen magaalada Muqdisho waxaa ay ku tagereen xil ka qaadista baarlmaanka…
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cosoble Oo Shaqada Laga Eryay Baarlamaanka maamul goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta shaqada ka eryay madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullahi Cosoble. Kulan ay shir guddoomineysay guddoomiye ku xigeenka 2aad ee maamulka Marwo Canab Axmed Ciise ayaa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afhayeenka Ciidanka Xoogga Dalka Oo La Magacaabay Taliyaha Ciidamada xoogga dalka ayaa waxaa uu Cabdullahi Iiman Cynte u magacaabay afhayeenka ciidamada xoogga dalka Soomaaliya, arrintan ayaa timid kadib wareegto xafiiskiisa ka soo baxday. Halkan Ka Akhriso, Wareegtada:…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Yemen: Qunsulka Soomaalida Ee Cadan Oo Lagu Eedeeyay Baad, Sameynta Warqado Been Ah Iyo Amar Diido Ilo ku dhaw safaaradda Soomaaliya ee dalka Yemen oo Goobjoog News la hadlay ayaa waxbo kama jiraan ku tilmaamay sheegashada qunsulka Axmed Suudaan oo ahaa in isaga iyo qunsuliyadda la…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka QM: Malaayiin Ku Dhibateysan Soomaaliya, Yeman, Nigeria iyo Koofurta Suudaan Ka dib markii uu ka digay golaha ammaanka ee qaramada midoobay dhibaatada ka dhalan karta macluusha ku faaftay wadamada Yeman, Somalia, Nigeria iyo Koofurta Suudaan iyada oo wali ay sii…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka 30 Caruur Ah Oxygen La’aan Ugu Geeriyootay Isbitaal Ku Yaallo Hindiya Isbitaal ku yaalla gudaha India oo magaciisa la yiraahdo Gorakhpur hospital ayaa 48 saacadood gudahood waxaa ku geeriyooday 30 caruur ah oo iskugu jira kuwo dhawaan dhalad ah iyo kuwo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciraaq: Askar Ka Dhimatay Mareykanka Ciidamada Mareykanka ah ayaa waxay sheegeen in labo askari oo Mareykan ah lagu dilay dalka Ciraaq shan kalana lagu dhaawacay, laakin dadka ay dhibaatada soo gaartay uma geysan cadawga, ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Weerar Lagu qaaday Maqaayad Ku Taallo Burkina Faso Ugu yaraan 17 qof ayaa ku dhimatay weerar ay ku qaadeen kooxo hubeysan maqaayad iyo hotel ku yaallo Ouagadougou ee caasimadda Burkina Faso sida ay sheegeen ilo dowladeed. Goobjoogayaal ayaa…