1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirrada Puntland Oo La Ansixiyay Baarlamaanka maamulka Puntland ayaa goordhaw waxaa uu ansixiyay golaha wasiirrada ee xukuumadda madaxweyne Cabdiweli Gaas. 61 Xildhibaan ayaa codka kalsoonida siisay xukuumadda halka 3 Xildhibaan diideen, arrintaas kadib waxaa Xildhibaannada…
4 daqiiqo Sheeko:War Akhriso: Yusuf Garaad Oo Laga Keenay Mooshin Wax Looga Weydiinayo Sharciga Shaqaalaha Dibadda Illaa 12 Xildhibaan oo ka tirsan golaha shacabka ayaa mooshin ka gudbiyay wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Yusuf Garaad Cumar si wax looga weydiiyo ku dhaqan la’aanta faritaanka sharci Lr. 112…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 50 Muhaajiriin Ah Oo Soomaali Ku Jiraan Oo Qasab Loogu Maasheeyay Badda Yemen Illaa 50 qof oo Soomaali iyo Itoobiyaan isugu jira ayaa la sheegayaa in qasab loogu maasheeyay badda u dhaxeysa Soomaaliya iyo Yemen, badda tirada lagu daadiyay waa 120 qof, sidaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka John Kerry: Lama Jabsan Karo Qalabka Doorashada Kenya Ugu yaraan 5 qof ayaa ku dhimatay rabashada ka dhacay doorashada Kenya, arrintan waxaa ay ka dambeysay kadib markii mucaaradka sheegeen in doorashada madaxtinimada lagu shubtay. Rabshadaha ayaa dhacaya xilli…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay Waxqabadkiisa 6da Bil, Dhaqaalaha, Is-qabqabsiga, Aminga Iyo Musuqa Ayuu Soo Qaatay Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo oo booqasho ku tagay xarunta warbaahinta ku hadashay afka dowladda ayaa ka hadlay waxyaabihii u qabsoomay 6-dii bil ee uu xafiiska madaxtinimada…
1 daqiiqo Sheeko:War Aqalka Sare: Senatarro Uu Horkacayo Guddoomiyaha Oo Booqanaya Maamul Goboleedyada Golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa lagu wadaa in uu wafdi u diro maamul goboleedyada dalka. Wafdigan oo xog wareysi u aadaya dhammaan maamullada dalka ka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Caqabadaha Dawladda Ka hortagan In ay Koontaroosho Ceelasha Biyaha Soomaaliya. Biyuhu waa aasaaska jiritaanka nolosha bani’aadanka, dhirta iyo dhulka, sida meelo badanba lagu sheegay Waxaana u helidda dadka bani’aadanka ah biyo nadiif ah oo ay isticmaalaan ay kamid tahay xuquuqdooda.…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Khaatumo: Cabdalle Heybe(Cago-Lule) Oo Madaxweynaha Khaatumo Sheegtay Oo La Hadlay Goobjoog Xildhibaanno ka tirsan Khaatumo oo ka soo horjeeda siyaasadda Cali Khalif Galery ayaa todobaadkan madaxweyne u doortay Cabdalle Maxamed Haybe (Cago-lule), taasi oo keentay in Buuhoodle wada joogaan labo madaxweyne…
4 daqiiqo Sheeko:War Cashir Siyaasadeed Oo Laga Baran Karo Mooshinkii Ka Dhanka ahaa Wasiir Xoosh Hadda way dhamaatay xiisaddii ka dhalatay dooddii baarlamaanka ee dib-u-eegista xilka Wasiirka Dastuurka Cabdi Xoosh. Laakiin waxaa jira cashir-siyaasadeed weyn oo laga baran karo arrintaas, oo anfici laheyd xukuumaddan ama…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Siyaabo Cusub Oo Lagu Yareyn Karo Sokorta Culumada caafimaadku waxay inbadan ka digeen dhibaatooyinka xooggan ee ka dhasha isticalaamka tirada badan ee sokorta oo laga qaado buurni iyo cudurro kale oo sokorow-gu ka mid yahay , laakiin…