1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Shirkadda Apple Oo Caqabado Kala Kulmeysa Mareykanka Madaxweynaha Mareykanka ayaa u muuqda mid fulinaya qaar ka mid ah ballan qaadyadiisa, kaasi oo ku saabasan in shirkadda Telefoonnada Apple ee Mareykanka laga leeyahay ee dalka gudahiisa ku sameyso…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 7 Xaqiiqo Oo Ku Saabsan Doorashada Kenya Dalka Kenya waxaa ka socota doorasho guud, waxaa jira arrimo badan oo xiiso badan oo akhristayaasheena ay tahay in ay la socdaan. Doorashadan waxaa ku tartamaya illaa 15,000 murashax, lixda…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Soo Jeedin Lagu Joojinayo Badeecooyinka Laga Heli Karo Dalka Gudahiisa Ee La Soo Dejiyo Xildhibaan Maxamed Xayir Maareeye oo ka tirsan guddiga beeraha, horumarinta reer miyiga iyo kaluumeysiga ayaa golaha shacabka hor keenay mooshin la xiriira sharciyeynta in dalka Soomaaliya laga joojiyo in la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Maanta Madaxweyne Dooraneysa Dadka Kenyaanka ayaa saaka u dareeray goobaha cod bixinta, doorasho ay ku tartamayaan labada murashax ee Uhuru Kenyatta iyo Raila Odinga. Dalka Kenya waxaa ka dhaceysa doorashada guud ee 13aad,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nigeria Oo Lagu Dilay 13 Ka Tirsan Boko Haram Ciidanka Nigeria ayaa shegay in ay dileen 13 ka mid ah kooxda Boko Haraam, ka dib ciidamada markii ay hawlgallo ay ka fuliyeen labo gobol oo ku yaallo waqooyi bari…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jarmalka Oo Qaxooti Soo Celinaya Dowladda Jarmalka ayaa waxay u diyaar garoobesaa sidii ay u soo celin laheyd qaar ka mid ah dadka muhaajiriinta ee kuwaas oo dalkeeda jooga. Jarmalka ayaa muhaajiriintaan dib ugu soo…
1 daqiiqo Sheeko:War Cabdiqaadir Maxamed Cashir Nadaara Ra’isul Wasaare Xasan Kheyre ayaa todobaadkan waxaa uu la taliyihiisa dhanka warbaahinta u magacaabay weriye Cabdiqaadir Cashir Nadaara. Hadaba, Nadaara waxaa uu goor sii horeysay Goobjoog News uga sheekeeyay Taariikh…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdi Qeydiid Oo Noqday Guddoomiyaha Guddiga Dastuurka Baarlamaanka, Faroole Ayuu Ka Adkaaday Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeydiid ayaa noqday guddoomiyaha guddiga dastuurka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya kadib markii uu tartan uga adkaaday Senator Cabdiraxmaan Faroole. Codeynta 10 Xildhibaan oo labada…
6 daqiiqo Sheeko:War Miisaaniyadda 2017: Sharma’arke Ayaa Ka Dhaqaale Fiicnaa Kheyre, 618 Shaqaale Cusub iyo Mushaarka Ciidan iyo Golaha Oo Kor Loo Qaadey Guddiga Maaliyadda ee golaha shacabka ayaa soo bandhigay warbixinta ku noqoshada odoroska Miisaaniyada Qaranka 2017, qodobo muhiim ah ayaa wax ka badan lagu sameeyay, arrimaha cusub waxaa ka mid ah:…
2 daqiiqo Sheeko:War Akhriso: Ajendaha Kulamada Guud ee Golaha 7-15 Agoosto 2017-ka Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah, waxaa uu soo bandhigay ajendaha kulamada bishan, Goobjoog News ayaa heshay sida ay wax u dhacayaan, maalmaha soo socda. Ajenadaha Kulamada Golaha Shacabka: 1…