1 daqiiqo Sheeko:War Guddiga Doorashooyinka Qaranka Oo Maanta Hor Imaanaya Golaha Shacabka Waxaa maanta golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya hor iman doona guddiga doorashooyinka qaranka. Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Xaliimo Ismaaciil Yarey oo la hadashay Goobjoog News ayaa sheegtay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Weerar Ka Dhacay Afghanistaan Oo Ay Dad Ku Dhinteen Mas’uuliyiin u hadlay xukuumadda Afghaanistaan ayaa waxay sheegeen in 5 qof ay ku dhinteen weerar ay kooxo hubeysan ku qaadeen bar coontarool oo ku taallo waqooyiga Afghanistan. Afhayeen u hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Yuusuf Cabdulle oo Loo Magacaabay Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Iyo Warshadaha Galmudug Warqad kasoo baxday Xafiiska madaxweynaha Galmudug, Axmed Ducaale Geelle Xaaf, ayaa lagu magacaabay guddoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Galmudug Axmed Yuusuf Cabdulle. Warqaddan oo kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha 15-kii July,…
1 daqiiqo Sheeko:War Maxamed Maxamuud Cali (Afgooye) Mudan Maxamed Maxamuud Cali (Afgooye) ayaa loo magacaabey Hanti Dhowraha Guud ee Dowladda Federaalka Soomaaliya 3di Agoosto, 2017. Mudane Maxamed ayaa ah aqoon yahan leh in ka badan shan iyo…
1 daqiiqo Sheeko:War Golaha Shacabka Oo Ansixiyay Miisaaniyad Dhan $260 Milyan Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah oo maanta kulan ku yeeshay xaruntooda ayaa dhageystay warbixinta guddiga maaliyadda, taasi oo ugu dambeyntii cod loo qaaday Miisaaniyadda sanadkan 2017-ka, Miisaaniyadda oo aheyd…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Ciidanka Mareykanka oo Joojiyay Adeegsiga Drones-kii Ugu Isticmaalka Badnaa Saraakiisha Sare ee Ciidanka Mareykanka ayaa soo saaray amar lagu joojinayo Saraakiisha adeegisga diyaaradaha Drones-ka ah ee loo adeegsado howlgallada gaarka ah ee ciidamada oo ay sameyso shirkadda SZ DJI…
1 daqiiqo Sheeko:War Guddiyada Aqalka Sare Oo Soo Bandhigay Qorshe Howleedkooda Kulanka golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ee uu shir guddoomiyey afhayeenka aqalka Mudane Cabdi Xaashi ayaa maanta ka dhacay xaruntooda Muqdisho, waxaa kale oo xaadir ahaa guddoomiye ku…
3 daqiiqo Sheeko:War Jaamacadda SIMAD ayaa Xarunta Dhexe ku qabatay bandhig loogu magac daray Maktabadda Buugta-nool“Human Library”. Bandhigaan oo ahaa kii ugu horeeyay ee abid lagu qabto Geeska Afrika ayaa waxaa kasoo qeyb galay Madaxda ugu sareeysa jaamacada SIMAD, arday fara badan oo ka kala socotay Jaamacaddaha…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Bangiga Adduunka Oo Farmaajo Hordhigay 8 Qodob Oo Lagu Kordhin Karo Dhaqaalaha Soomaaliya Bangiga adduunka oo warbixin ka soo saaray dhaqaalaha Soomaaliya todobaadkan waxaa uu ka deriyay guud ahaan heerka dhaqaalaha dalka, gaar ahaanna dakhliga xukuumadda iyo siyaasad la’aanta heysata dowladda federaalka ah,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wakiillada Somaliland Oo Doortay Guddoomiye Cusub, Waa Kuma? Golaha wakiillada Somaliland ayaa maanta guddoomiye cusub u doortay Baashe Maxamed Faarax kadib markii uu helay codkii ugu badnaa ee aqalka. Golaha oo ay maanta joogeen 67 Xildhibaan isla markaana…