2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Shacabka Oo Berri Codka Kalsoonida U Qaadaya Wasiirka Dastuurka Xoosh Jibril Guddoomiyaha guddiga howlaha guud ee golaha shacabka AbdiFatah Ismael Tahir oo goordhaw la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in berri uu golaha shacabka kulan ka yeelan doono mustaqbalka wasiirka dastuurka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladaha Soomaaliya Iyo India Oo Heshiis ku kala Saxiixday New Delhi. Heshiiskani wuxuu u saamaxayaa Dowladda Soomaaliya in iyada lagu soo wareejiyo 118 maxbuus oo loo heysto dembiyo la xiriira burcad badeed oo hadda ku jira xabsiga Taloja ee magaalada Mumbai…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Qatar Oo Dacwad Ka Dhan Ah Dalalka Xiriirka U Jaray U Gudbisay Ururka Ganacsiga Caalamiga ah Dowladda qatar ayaa dacwad ka dhan ah dowladaha xiriirka u jaray u gudbisay ururka ganacsiga caalamiga ah, dacwadaas oo la xiriirta go’doominta ay wadaan Sacuudiga,Imaaraadka iyo Baxreyn. Dhanka kale haddii…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wax Ka Baro 7 Hab Doorasho Oo Midkood Laga Hirgelin Doono Soomaaliya Waxaan sharraxaad kooban ka bixineynaa toddobada hannaan ee gudigga doorashada u soo gudbiyeen Golaha Shacabka si ay go’aan uga gaaraan hanaanka ku habboon ee ay Soomaaliya qaadaneyso doorashada 2020. In…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Sare Ee Ciidamada Qalabka Sida Oo Dil Ku Riday Dilaagii Wasiir Siraaje Maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta diiday racfaanka Dable Axmed Cabdulahi Caydiid, 29 jir ku dhashay Galgaduud. Maxkamadda waxaa xukunka u cuskatay aayadda 178 e Baqara, 434 iyo…
4 daqiiqo Sheeko:War Warbixin: 8 Sharci Oo Ansixintooda Ku Xiran Tahay Doorashada Ka Dhaceysa Soomaaliya 2021-ka Guddiga madaxabannaan ee doorashooyinka Qaranka ee ay madaxa ka tahay Xaliimo Yarey, waxaa ay soo gudbiyeen illaa 8 sharci oo la’aantood la sheegayo in aaney macquul aheyn in Soomaaliya ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug Oo Sheegay In Ay Dhaqan Gali Doonto Qaadashada Lacagta Shilin Soomaaliga Ah Cabdi Daahir Xuseen Cali Wasiir ku xigeenka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha ee maamulka Galmudug oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in fadhi ay yeesheen wasiirrada maamulka Galmudug in ay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka 70 qof Oo Shuban Biyood Uu Soo Ritay Deegaanka Wardheere, Galgaduud Labadii todobaad ee ugu dambeeyay dad ka badan todobaatan qof ayuu ku soo ritay cudurka shuban biyoodka deegaanka laas Wardheere ee gobolka Galgaduud . Dadka uu soo ritay xanuunka shuban…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qatar Oo Diiday Wadahadal Shardiyeysan In Lagasho Dowladaha Xiriirka U Jaray Dowladda Qatar ayaa waxay diiday wadahadalka u xiran sharuudaha, kaasi oo ay u soo gudbiyeen dowladaha Qatar u jaray xiriirka. Wasiirka arrimaha dibadda ee Qatar, Maxamed Binu Cabdi Raxmaan Aala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ruushka Oo Ceyrinaya 755 Diblomaasiyiin Mareykanka Ah Madaxweynaha Ruushka Fladamir Putin ayaa sheegay in 755 diblomaasiyiin ah oo u dhalatay Mareykanka ay iskaga baxayaan dalkiisa isaga oo arrintaas ku sheegay in ay jawaab u tahay cunno qabateynta…