4 daqiiqo Sheeko:War Akhriso: Doodda Iyo Hadallada Xildhibaannada Golaha Shacabka Ee Maqnaashaha Wasiirka Dastuurka Xoosh Jibriil Golaha shacabka ayaa maanta cod buuxa ku diiday in la aqbalo codsiga wasiirka dastuurka Cabdiraxmaan Xoosh Jibril oo ah in kulanka uga baaqday xanuun dartiisa, iyada oo la soo jeediyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Shacabka Oo Ka Doodaya Sababta Wasiirka Dastuurka Xoosh Jibril U Iman Waayey Golaha Xildhibaannada golaha shacabka ayaa dood adag ka leh maanta sababta uu u hor iman waayey wasiirka dastuurka Cabdiraxmaan Xoosh Jibril . Wararka ay Goobjoog News ka heleyso hoolka golaha shacabka…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Microsoft Oo Dib Uga Laabatay Go’aan Ay Dooneysay In Ay Ku Xirto Qaar Ka Mid Ah Adeegyadeeda Shirkadda Microsoft ee laga leeyahay dalka Mareykanka ayaa dib uga noqotay go’aan ay dooneysay iney ku xirto barnaamijka Paint tool-ka kadib markii kumanaan qof ay ka xumaadeen go’aanka gabi ahaanba lagu joojinayay…
2 daqiiqo Sheeko:War Mugadisho Oo Ay Ku Soo Badanayaan Goobaha Lagu Iibiyo Hadiyadaha Magaalada Mugadisho oo muddooyin badan ay ka dhacayeen dagaallo sokeeye oo sababay in ay lunto nolasha dadka reer Mugdisho ayaa waayihii dambe waxay ku socotay soo kabsasho iyo in ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Dalka Zimbabwe Robert Mugabe Oo Sheegay In Uusan Talada Wareejineyn Madaxweynaha Zimbabwe Robert Mugabe ayaa sheegay in uusan ka tageyn xilkiisa isaga oo sheegay in xaaladdiisa caafimaad ay aad u wanaagsantahay . Mogabe oo tobanaan kun oo qof oo taageerayaashiisa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qatar Iyo Qaramada Midoobay Oo Iska Kaashanayo La Dagaalanka Argigixisada Safiirka dowladda Qatar u fadhiya qaramada midoobay Marwo Cilyaa Axmed Binu Seyf Aala Thaani ayaa sheegtay in Qatar iyo qaramada midoobay ay iska kaa shanayaan la dagaalanka argigixisada iyo in…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: 7-dan Hab Midkood Ayey Noqon Doontaa Doorashada Soomaaliya 2021-ka Guddiga madaxabannaan ee doorashada qaranka ayaa todobaadkan soo saaray illaa todobo(7) qaab ama hab oo doorashooyinka caalamka u dhacaan, kaas oo midkood la doonayo in laga hirgeliyo Soomaaliya 2021-ka. Guddigan…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka 7 Bil Kadib Doorashada, Sababaha Hortaagan In Guddiga Doorashada Dadban 2016 Uu Xilka Iyo Dokomentiyada Ku Wareejiyo Xaliimo Yarey Golaha shacabka ayaa 19-kii April soo saaray sharci ku saabsan buuxinta kursiga ka bannaanaada golaha shacabka Soomaaliya, isla sharcigaas waxaa la faray gudiyada xilheyntooda ay dhammaatay ee kala ah: guddiga…
1 daqiiqo Sheeko:War Baydhabo: Koonfur Galbeed Oo Taageertay Go’aanka Golaha Shacabka Ee 8dda Kursi, Kuna Baaqday Xasilooni Siyaasadeed Dowlad-Goboleedka Koofur-Galbeed ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay in ay ka xun tahay go’aanka maxkamadda sare ay ka qaadatay 8dda kursi iyada oo taageertay sida golaha shacabka u xalliyay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Bangiga Dhexe Oo Daabici Doona Sh.10 Kun Iyo Sh.20 Kun Isku Dheggan Guddoomiyaha bangiga dhexe ee Soomaaliya Bashiir Ciise Cali oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ka hadlay lacagaha been abuurka ah, lacag cusub oo la sameyn doono iyo ciqaabta qofkii…