UN: Imaaraadka Carabta Ma Caawin Soomaalida La Laayey, Welina Waa Qarinayaan Dilaaga Iyaga Oo Og Sheeko:Dalka Qaramada Midoobey ayaa warbixin ay ka soo saartay cidda dishay 42 Soomaali ah oo ciidamada Sacuudiga iyo xulafadiisa ku dileen xeebaha dalka Yemen ku sheegay in dalka Imaaraadka carabta uu… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Reuters: Sacuudiga Iyo Xulafadiisa Ayaa Dilay 42 Soomaali Ah Oo Lagu Laayey Xeebaha Yemen Sida ay qortay wakaaladda wararka ee Reuters, baaritaan ay sameysay qaramada Midoobey waxaa lagu ogaaday in Sacuudiga iyo Xulafadiisa ay laayeen dadkii Soomaalida ahaa ee lagu dilay xeebaha Yemen bishii…
1 daqiiqo Sheeko:War Senator Cabdiraxmaan Faroole Oo Ka Soo Horjeeda Wax Ka Badalka Dastuurka Puntland Senator Cabdi Raxmaan Faroole ayaa ka soo horjeeystay hadal dhawaan ka soo yeeray maamulka Puntland kaasi oo ah in dastuurka maamulkaasi wax laga badalo. Senotarka ayaa sheegay in ay been…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyaha NISA Oo Sheegay In Dowladda Ay Ku Jiraan Dad Aan Arkeyn Wanaagga Taliyaha hay’adda nabad sugidda qaranka ee dowladda Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa digniin kulul u diray mas’uuliyiin ka tirsan isla dowladda kuwaas oo uu sheegay in ay u heystaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daraasad Cusub: Kala Bar Muslimiinta Mareykanka Waxaa Ay La Kulmaan Takoor Daraasad cusub oo ka soo baxday dalka Mareykanka waxaa lagu sheegay in kala bar dadka Muslimiinta ah ee ku nool Mareykanka ay la kulmaan Takoor, waxaa kale oo lagu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Gool FM Oo Ku Guuleysatay Koobka Sanad Guurada 5aad Ee Aasaaska Goobjoog Media Group Ciyaar ay daawadeen dhowr kun oo shacab ah, laguna maamuusayey 5 sano guurada Goobjoog Media Group ayaa maanta galankii dambe lagu qabtay garoonka Jaamacadaha ee magaalada Muqdisho. Ciyaartan oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:War Golaha Shacabka: Sababta Loogu Yeeray Wasiirrada Dastuurka Iyo Cadaaladda Golaha shacabka ayaa maanta u yeeray 2 wasiir oo xukuumadda Xasan Khayre ka tirsan in ay horyimaadaan golaha todobaad gudahiisa, wasiiradda loo yeeray waa Wasiirka Dastuurka Cabdiraxmaan Xoosh Jibril iyo…
1 daqiiqo Sheeko:War Golaha Shacabka: Guddiga Doorashada Oo Warbixinta Doorashada 2021ka Laga Dhageystay Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka ayaa maanta golaha shacabka waxaa ay u gudbiyeen qoraallo dhowr ah: Guddiga qoraalladooda waxaa ka mid ahaa jawaabo illaa 9 ah oo ay ka…
3 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji 10 Qof ee Dunida Ugu Awoodda Badan Dhinaca Teknoloojiyadda Hay’adda cilmibaarista ee Gartner ayaa aaminsan in isku darka kharashaadka dunida ee dhanka teknoloojiyadda uu gaari doono 3.5 tirilyan oo dollar inta lagu guda jiro sanadkan 2017, iyadoo heerkii hore…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qudus: 10 Maalmood Oo Cadaadis Ah Kadib, Cadawga Israa’il Oo Baaritaanka Qafiifiyay Gole yar oo xagga ammaanka u qaabilsan ra’isul wasaaraha Isra’il Benjamin Netanyahu ayaa maanta qaaday qalabkii wax lagu baarayey, kaas oo muddo 10 maalmood ah yaallay albaabka hore ee masjidka…