2 daqiiqo Sheeko:War Adna Aden Ismaciil Edna Aden Ismaciil waxaa ay ka dhalatay qoys aqoon leh oo ka soo jeeda Hargeisa 1937dii, waxaa ay yaraanteeda wax ku baratay Djibouti kadibna waxaa ay deeq waxbarasho ka heshay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waa Tuma Adna Aden: Haweeneyda Somaliland Uga Wakiilka Ah Wada Hadallada Soomaaliya Madaxweynaha maamulka Somaliland Maxamed Maxamud Silaanyo ayaa Edna Adan Ismaciil u magacaabay wakiilka maamulkaasi u hoggaamin doona wada hadallada ay kula jiraan dowladda federaalka ah. Hadaba, Waa Tuma Edna Adan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Raila Odinga: Haddii Aan Madaxweyne Noqdo, Waxaan Ciidamada Kenya Ka Soo Saarayaa Soomaaliya Murashaxa madaxtinimada isbaheysiga National Super Alliance (NASA) Raila Odinga oo xalay ka hadlay dood uu u gambiyay murashaxa Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in haddii uu madaxweyne noqdo bisha dambe uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisadda Khaliijka: Cabdifitaax Al-siisii Waa Sii Wadi Doona Go’doominta Qatar Madaxweynaha Masar Cabdi Fitaax Al-siisii ayaa ballan qaaday in ay sii wadi doonaan xayiraada iyo cunno qabateynta saaran dowladda Qatar, isaga oo tilmaamay in ay taageero siiso argigixisada. Madaxweyne Cabdi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 26 Qof Oo Ku Dhimatay Qarax Ka Dhacay Pakistaan Ugu yaraan 26 qof ayaa ku dhimatay qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay magaalada Lahore ee ku taallo bariga Pakistan, sida laga soo xigtay mas’uuliyiin dhanka ammaanka ah. Qaraxaan ayaa…
4 daqiiqo Sheeko:War Warbixin: Golaha Shacabka Iyo Garsoorka Oo Khilaaf Dastuuri Ah u Dhaxeeyo Iyo Villa Somalia Oo Ka Aamusan Khilaadka dastuuriga ah ee u dhaxeeya golaha shacabka iyo maxkamadda sare waxaa uu gaaray heerkii ugu sareeyay, bahda garsoorka dalka waxaa ay maxkamadda la qabaan sida go’aanka u gaartay, waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Soomaaliya oo 1000 Arday Siinaysa Waxbarasho Jaamacadeed oo Lacag la’aan ah Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa 1000 arday oo ka mid ah ardaydii sanadkaan ka qalinjabiyay dugsiyada sare ee dalka siinaysa waxbarasho jaamacadeed oo lacag la’aan ah. Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed…
2 daqiiqo Sheeko:War Mareykanka Iyo UK Oo Heshiisyo Ganacsi Galaya Waxaa lagu wadaa in dowladda UK ay wadahadal la furto Mareykanka, kaasi oo ku saabsan in faafaahin laga bixiyo heshiis ganacsi oo dhexmara labada dhinac ka dib marka ay si…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xiisadda Khaliijka: Erdogan Oo Sacuudiga iyo Kuwait Kala Hadlay Go’doominta Qatar Madaxweynaha Turkiga Rajab Tayyip Erdogan iyo amiirka Kuwait Sheikh Sabaax Al-Axmed Al-Jaabir ayaa waxay ka wada hadleen xiriirka laba geesoodka ah iyo waxyaabaha ka soo cusboonaaday gobolka Khaliijka. Wakaaladda wararka…
3 daqiiqo Sheeko:War Abshir Bukhaari Oo Sheegaya In Qaab Siyaasadeed Lagu Xallin Doono Xiisadda Golaha Shacabka Iyo Garsoorka Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee aqalka sare mudane Abshir Maxamed Axmed(Bukhaari) oo maanta wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin muranka dastuuriga ah…