Xiisadda Khaliijka: 6 Qodob Ayaa La Hordhigay Qatar Sheeko:Dalka Dowladda Sacuudiga iyo dowladaha Carbeed oo horay xiriiirka ugu jaray dowladda Qatar ayaa hadda waxay ka soo dabceen go’aankoodii iyaga oo markii hore Qatar hor dhigay saddex iyo toban sharuudood… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Shirkadaha Facebook Iyo WhatsApp Oo Khasaaro Kala Kulmaya Shiinaha Dowladda Shiinaha ayaa ka mamnuucday dalkeeda adeegsiga Facebook-ga iyo WhatsApka, arrintaani ayaa waxaa ka cabanaya macaamiisha isticmaala shirkadahan, kuwaasi oo sheegay in aysan awoodin in baraha bulshada ay kula xiriiraan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Yemen: 20 Qof Oo Ku Dhimatay Duqeyn Ka Dhacday Ugu yaraan 20 qof oo Yamaniyiin ah ayaa ku dhimatay, kuwaas oo is kugu jira caruur iyo haween ka dib markii ay duqeeyeen diyaaraha isbaheysiga Carabeed oo uu hogaaminayo Sacuudiga.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Muwaadiniintiisa Uga Digay In Ay U Safraan Masar Wasaaradda arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa muwaadiniinteeda uga digtay in ay u safraan Masar, iyada oo ku sababeysay arrinkaan in ay kordheen weerarada argigixiso iyo siyaasadda looga soo horjeedo madaxda…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Xeerka Saxaafadda: 10 Sabab Oo Aan Loo Ansixin Karin Xeerka Saxaafadda oo ay golaha wasiirrada meelmariyeen khamiistii(July 14, 2017), isla markaana sugaya golaha shacabka iyo saxiixa madaxweynaha waxaa ka dhashay muran iyo kala aragti duwaanshiyo u dhaxeysa Saxafiyiinta Soomaaliyeed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka $1.5 billion Oo Wax Looga Qabanayo Abaarta Soomaaliya Wasaaradda gargaarka ayaa maanta shir ay ka soo qeyb galeen wasiirro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya iyo wakiillo ka socda beesha caalamka ku qabatay magaalada Muqdisho. Shirkan oo labo maalmood socon…
2 daqiiqo Sheeko:War Bandhigga Buugaagta ee Dhaqan iyo Dhigaal Oo Ka Socota Garoowe Bandhigga Buugaagta Caalamiga ah ee Garoowe ayaa isniintii laga furay Puntland, kaas oo ay kasoo qeybgaleen 64 qoraa Soomaaliyeed oo ka kala yimid daafaha dunida. Madaxweynaha maamulka Puntland Gaas ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:War Xeebta Geellaq Oo Dib U Dayactir Lagu Sameeyay Laguna Soo Kordhiyay Kuraas Cusub Xeebta Geellaq ee degmada Xamar-weyne waxa ay ka mid tahay meelaha loo dalxiis tagi jiray muddo badan iyada oo ka muuqato burbur saameeyay dhammaan bilicda degmada Xamar-weyne waxayna noqotay xeebtaan…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso Miisaaniyadda 2017-ka: 15 Qodob Oo Mugdi Ku Jira Wasiirka Maaliyadda Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa todobaadkan waxaa uu golaha shacabka ka hor akhriyay miisaaniyadda dowladda federaalka ah ee 2017-ka, in kasta oo Xildhibaannada ay ku kala qeyb sameen maalintaas,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Yemen: Iran Oo Ka Fogaaneysa Isku Dhaca Dhahraan Iyo Riyaadh Wasiirka arrimaha dibadda ee Iran Maxamed Jawaad Dariif ayaa sheegay in uu ku rajo weyn yahay loolanka ka socda waddanka Yeman in uusan dhalin dagaal toos ah oo u dhaxeeya…