1 daqiiqo Sheeko:Dalka Uganda: 2,000 Oo Kale Oo Ciidan Nabad Ilaalin Ah U Soo Dirtay Soomaaliya Dalka Uganda ayaa ciidamo horleh oo nabad ilaalin ah u soo diray Soomaaliya kuwaas oo qeyb ah howlgalka nabad ilaalinta ee AMISOM. Ciidamadan waxaa Jimcihii loo sameeyay xaflad sagootin ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Abshir Bukhaari Oo Ka Hadlay Qaabka Loo Maray Doorashada Agaasime Waaxeedyada Iyo Xoghayaha Aqalka Sare Abshir Maxamed Axmed , guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee aqalka sare ayaa sheegay in maanta la bilaabay imtixaannada shaqaaleysiinta golaha aqalka sare. Bukhaari oo saxaafadda la hadlay ayaa waxaa uu arrinkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Cosoble Oo Ballanqaaday Wax Ka Qabashada Baahiyaha Ka Jira Isbitaalka B/weyne Madaxweynaha Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble oo ku sugan magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in wax badan ay ka qaban doonaan baahiyaha ka jira Isbitaalka guud ee magaaladaasi. Madaxweyne…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug Oo Farriin Ku Aadan Xeraalle u Direy Ahlu-sunna Maamulka Galmudug ayaa ugu baaqay maamulka Ahlu-sunna Waljameeca ee gobollada dhexe in aysan xilligaan colaad ka abuurin deegaanka Xeraale ee gobolka Galgaduud, halkaasi oo maalmahan ay ka taagneyd xiisad u…
2 daqiiqo Sheeko:War Qurbajoogta Soomaaliyeed Oo Fikrado Ganacsi Ka Hirgaliyay Dalka Dalka waxaa soo maray xaalado kala duwan kuwaas oo naafeeyay horumar kasta oo uu hiigsan lahaa waxaa bur buray kaabayaashii dhaqaalaha ay ku tiirsanaayeen. Hadda waxaa jira horumarro ballaaran uu…
4 daqiiqo Sheeko:War Akhriso: Taariikhda Masjidka Isbaheysiga Oo Faahfaahsan Masjidka Isbaheysiga waxa uu ka mid yahay masaajidda ugu caansan gudaha dalka, waxa uu ku yaallaa ka soo horjeedka xarunta golaha baarlamaanka ee degamada waa bari. Isbaheysiga ayaa dhul ahaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kismaayo: Dadka Deegaanka Oo Si Weyn U Soo Dhaweeyay Booqashada Ra’isul Wasaare Khayre Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Khayre oo booqasho 3 maalmood ah ku tagay magaalada Kismaayo ee xarunta Jubblanad ayaa lagu waramayaa in uu ku kuurgalay xaaladda dadka iyo deegaanka. Tilaabadan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanno Xalinaya Khilaaf Soo Kala Dhexgalay Maamulka Degmada Jalalaqsi Iyo Ciidanka AMISOM Xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan u gaaray xalinta khilaaf u dhaxeeya maamulka degmadaasi iyo ciidamada AMISOM. Xildhibaannadan tagey Jalalaqsi waxaa hoggaaminaya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhismaha Wejiga 1-aad Ee Wadada Soddonka Oo Lasoo Gabagabeeyay Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta wuxuu soo gabagabeeyay dhismaha wejiga 1-aad ee wadada Soddonka, waxaana la dhisay dhammaan cabbbirka ku aadan degmada Hodon. Aadan Sheekh Cali Fiidow oo ah ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qof Ku Geeriyoodey Goob Carro Laga Qodo Oo Kusoo Duntay, Degmada Kaaraan Hal qof ayaa la xaqiijiyey inuu ku dhintey god laga qodo kaawada, kaasi oo ku yaalla nawaaxiga Isbitaalka Keysaney ee duleedka degmada Kaaraan, magaalada Muqdisho. Maxamed Xuseen Abkow oo ah…