1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Bayle Oo Xildhibaannada Golaha Shacabka u Faah Faahiyey Miisaaniyadda 2017 Iyo Xisaab Xirka 2015 iyo 2016 Xildhibaanada Golaha shacabka waxaa maanta hortagay Wasiirka maaliyadda dalka C/raxmaan Ducaale Bayle isagoo faah faahin ka bixiyay Miisaaniyada sanadkan 2017 iyo xisaab xirka miisaaniyada 2015 iyo 2016. Bayle ayaa sidoo…
5 daqiiqo Sheeko:War Awoodda Siyaasadda Dalka oo u Dheeliyaysa Dhanka Baarlamaanka, Ha Ku Daalina Mooshin Lagama Joojin karo inta Mushkilaaddani Taagan Tahay Waxaan shaki ku jirin in dalkeennu uu qaatay nimaad baarlmaani ah oo baarlamaanku uu yahay hay’adda ugu awoodda sareysa ee dalka, laakiin awoodda siyaasadeed ee dalka kasta waxaa sal u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Bilowday Imtixaanka Shahaadiga ah Ku dhawaad 28 kun oo arday ayaa maanta Imtixaanka shahaadiga ah u fariistay iskuullada dhexe iyo sare ee maamulka Soomaaliland sanadkaan 2016-2017. Madaxa guddiga Imtixaanaadka maamulka Soomaaliland Daa’uud Axmed Faarax…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Ah Oo Shaacisay In Deeqaha Raashinka Ah Degdeg Loo Qeybiyo Wasiir ku xigeenka wasaaradda gargaarka ah ee Soomaaliya Xil. Cilmi Cumar Ceysane ayaa sheegay in dowladda deeqaheeda gacanta ugu jira dowladda la geyn doono meelaha loogu talogalay. Wasiirka ayaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shabeellada Hoose: Dowladda Federaalka Ah Oo Magaalooyin Ka Qabsatay Al-shabaab Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta sheegtay in Xarakada Al-shabaab ay kala wareegeen magaalooyin ka tirsan gobolka Sh. Hoose. Saraakiil ka tirsan dowladda ayaa sheegay in Al-Shabaab ay kaga…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Isbitaallada Guri-ceel Oo La Jiifiyay Dad Uu Soo Ritay Shuban Biyood Dadka uu soo ridanayo cudurka shuban biyoodka ayaa maalmihii ugu dambeeyay soo badanayay , waxaa la jiifiyay Isbitaalka Istarliin ee magaalada Guri ceel, dadkaan ayaa waxaa laga kala keenay degaanno…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sanduuqa Lacagta Adduunka Oo Taageeray In Soomaaliya Lacag Sameysato Madaxa Sanduuqa Lacagta Adduunka Samba Thiam ayaa sheegay in lacagtan cusub ay suuqa soo gali doonto Sanadkan 2017 inta uusan dhamaan ,waxaana meesha ka bixi doonta lacagta duugta ah ama…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Aragtida Dadweynaha Iyo Saameynta Uu Internet La’aanta Ku Yeeshay Shacabka ku nool magaalada Muqdisho ayaa waxay ka aragti dhiibteen saameynta uu ku yeeshay Interneetka . Qaar ka mid ah shacabka oo Goobjoog News u waramay ayaa waxay ka cabanayaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 40 Sano Kadib Xuriyaddii Djibouti……..Akhriso Taariikhda Dalkaas Dalka Djibouti, waxaa uu qeyb ka ahaa Soomaaliya, illaa gumeystaha uu u kala qeybiyay dhulka Soomaaliyeed, Djibouti waxaa uu qeyb ahaan u soo aaday gumeystaha Faransiiska. Dhulka Soomaaliyeed, taariikh ahaan,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saddex Ruux Oo Gaajo Ugu Geeriyootey Galgaduud Wararka ka imaanaya Tuulada Lumqo Goronyo ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Saddex ruux ay habeenkii xalay ahaa Gaajo darteed ugu geeriyoodeen Tuuladaasi. Ugaas Salaad Ugaas Maxamed Rooble ayaa Goobjoog…