1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galgaduud: Ciidamada NISA Oo Qaaday Isbaarooyin Ciidamada Nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka ayaa howlgal ay ka sameeyeen deegaanno kamid ah gobolka Galgaduud waxay ku qaadeen Isbaarooyin dadka lacag looga qaadi jiray, kuwaasi oo ay dhigteen maleeshiyaad…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Markab Dagaal Oo Ku Qarxay Xeebaha Caluula, Nugaal Maamulka deegaanka Caluula ee gobolka Nugaal ayaa faah faahin dheeraad ah wuxuu ka bixiyey markab la sheegay inuu yahay kuwa dagaalka ee NATO, kaasi oo ku qarxay meel ku dhow…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Dagaal Kula Wareegay Deegaanno Ay Maamulayeen Al-shabaab Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dagaal waxay kula wareegeen deegaanno ka tirsan gobolka Shabellaha Dhexe oo ay maamulayeen Xarakada Al-shabaab. Wararku waxay sheegayaan in ciidanku ay gacanta ku dhigeen dhowr…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Raali Gelin: Akhristayaasha Goobjoog News Maamulka Sare ee Goobjoog Medi Group waxa uu akhristayaasha Goobjoog News, a raaligeinayaan Labadii maalin ee aynu kala maqneyn cilla dhanka Internetka ah oo guud ahaan dalka ka jirta. Goobjoog…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Ganacsato iyo Aqoon Yahan Qiimeynaya Howlgalka Xasilinta Caasimadda Iyo Khasaare $4.6 Milyan Oo Ka Dhashay Warbixin ku saabsan Khasaaraha Ganacsi ee ka dhashay Xasilinta Caasimadda ee ay soo ururisay Idaacadda Goobjoog Business oo la mataano ah Goobjoog News, waxaa lagu sheegay in howlgalka xasilinta caasimadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Ah: Shaqaalaha Waa Fasax 3da Maalin Ee Soo Socota Wasiirka Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada Xildhibaan Saalax Axmed Jaamac ayaa warqad uu soo saaray ku sheegay in shaqaalaha dowladda iyo kuwa hey’adaha gaarka ah la fasaxay 3da maalin ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waa Kuma Sheekh Mukhtaar Abuu-Mansuur Roobow Sheekh Mukhtaar Abuu-Mansuur oo dadka u yaqaanaan Roobow ayey Mareykanka ka saareen liis ay dul dhigeen lacago malaayiin ah, liiska waxaa ka mid ahaa 6 kale oo ka tirsan madaxda…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Google oo Kaala Qeybqaadanaya Helitaanka Shaqada aad Rabto Shrikadda Google ayaa Talaadadii lasoo dhaafay hawada ku soo daysay barnaamij cusub oo laga heli karo barteeda kaas oo fududaynaya shaqo raadinta dadka u baahan shaqooyinka cusub ee suuqa yaalla.…
1 daqiiqo Sheeko:War Akhriso: Sidee Lagu Gaaraa Guusha Guusha malaha sir, balse waxaa jira tilmaamo iyo waanooyin loo raaco guusha arrintaasi oo aad raaceysid marka aad ku guda jirto waxbarashadaada. Haddaba tilmaamaha guusha waxaa ugu muhiimsan:. 1 .…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisadda Qatar: Shuruudo Waalli Ah Oo Sacuudiga Iyo Xulafadiisa Dul-dhigeen Qatar Xulafada Sacuudiga ee go’doomiyay Qatar waxaa ay soo saareen liis cusub oo ka kooban illaa 12 codsi, shuruuradaha oo waalli lagu sheegay ayaa la doonayaa in ay ku fuliso 10…