1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisadda Khaliijka: Qatar Oo Sheegtay In Aaney Wadahadal La Gali Doonin Dowladaha Xiriirka U jaray Wasiirka arrimaha dibadda ee dowladda Qatar Sheikh Maxamed Binu Cabdiraxmaan Aala Thaani ayaa sheegay in dowladda Qatar aysan wada hadal la geli doonin dowladaha u jaray xiriirka Diblomaasiyadeed iyo midka…
1 daqiiqo Sheeko:War Dr. Aamina Saciid Cali Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa todobaadkan waxaa uu agaasime ku xigeenka madaxtooyada Soomaaliya u magacaabay Dr. Aamina Saciid Cali. Marwo Aamina waa haweeneydii ugu horeysay ee jagadaasi qabata, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Taariikhda Agaasime Ku-xigeenka Villa Somalia: Dr. Aamina Saciid Cali Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa todobaadkan waxaa uu agaasime ku xigeenka madaxtooyada Soomaaliya u magacaabay Dr. Aamina Saciid Cali. Marwo Aamina waa haweeneydii ugu horeysay ee jagadaasi qabata, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dil Toogasho Ah Ayaa Lagu Xukumay Eedeysane Loo Heysto Dilka Wasiir Cabaas Siraaji Maxkamadda Darajadda Kowaad ee Ciidanka Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa saakay xukun dil ah ku riday mid ka mid ah eedeysanayaashii loo heystay dilkii wasiirkii Howlaha Guud iyo dib u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shiinaha: Renny Harlin Oo Burcad Badeedda Soomaaliya Ka Sameynaya Filim Cusub Film sameeyaha Hollywood-ka Renny Harlin, oo horay u sameeyay Filimo ay ka mid yihiin Die Hard 2 iyo Cliffhanger, ayaa haatan waxaa uu heshiis la galay shirkad Shiinaha ah si uu…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Yeman: Cudurka Daacuunka Oo Dilay 1100 Oo Qof Hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa sheegtay in ay korortay tirada uu soo ridanayo cudurka Daacuunka ee dalka Yeman. Hay’adda WHO ayaa ku sheegtay tiro koob ay sameysay in ku…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Baxreyn: Qarax Lala Eegtay Meel Ay Ku Suganaayeen Ciidamada Ammaanka Dalkaasi Wasaaradda arimaha gudaha ee dalka Baxreyn ayaa waxaa ay sheegtay in askari ka tirsan ciidamada ammaanka waddankaasi uu dhintay, halka ay ku dhaawacmeen labo kale weerar qarax ka dhacay caasimadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Norway Oo 26 Kadib Aqoonsatay Baasaboorka Soomaaliya Agaasimaha guud ee hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda G/sare Maxamed Aadam Koofi, ayaa sheegay in dowladda Norway ay aqoonsatay baasaboorka Soomaaliga gaar ahaan diblomaasiga, isagoo xusay in dabayaaqada sanadkan Norway ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaaraha Pizza House: 4 Qof Iyo In Ka Badan $165,000….Akhriso Liiska Oo Dhameystiran Dhalinyarada Maalgeshatay Pizza House ayaa Goobjoog News maanta uga waramay khasaaraha maaliyadeed iyo midka nafeed ee ka soo gaaray qaraxii Maqaahida. Milkiilayaasha ayaa sheegay in ay markii hore ku maalgeliyeen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisadda Khaliijka: Suudaan Oo Dalalka Sacuudiga, Masar Iyo Imaaraadka Ka Diiday Dalab Xoog Leh Oo Ku Aadan Qatar Safiirada dowladaha Sacuudiga, Imaaraadka iyo Masar ayaa waxay kala xaajoodeen wasiiraka arimaha dibadda ee Suudaan maalintii Jimcaha aheyd dhibaatada ka jirta Khaliijka. Dowladda Suudaan ayaa waxay ka qaadatay dhibaatada ka…