1 daqiiqo Sheeko:Dalka Degmada Boondheere Oo 200 Oo Qoys Lagu Afuriyay Maamulka degmada Boondheere ayaa sheegay in laga jawabay baaq ay u direen hay’adaha oo ku aadanaa u gurmashada dadka danta yarta ah ee ku nool degmadaasi. Guddoomiyaha degmada Boondheere ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cali Khalif Oo La Hadlaya Somaliland: Haddii Aan Heshiinno, La is Aamino…..Ictiraaf loo Gur-guurto waa Laga Korayaa Madaxweynaha Khaatumo Cai Khalif Galeyr oo ka hadlay shir la sheegay in ay ku heshiiyeen maamulka is magacaabay ee Somaliland iyo Khaatumo ayaa sheegay in haddii ay si fiican u…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Hore Oo Ku Geeriyooday Magaalada Muqdisho Aas ay ka soo qeyb galeen Xildhibaanno, mas’uuliyiinta dowladda federaalka ah iyo shacabka badan ayaa shalay loo sameeyay Xildhibaan ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Xildhibaan Maxamed Maxamud Samatar oo ku magac-dheeraa…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: War-Murtiyeedka Shirweynaha Wadatashiga Ee Hannaanka Dib U Heshiisiinta Soomaaliya Shirweynaha Wadatashiga Qaran ee Hannaanka Dib-u-heshisiinta Soomaaliya 17, June 2017 BISMILLAAHI RAXMAANI RAXIIM, Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib-u-heshiisiinta iyo ergooyinkii shirka ka soo qaybgalay, waxay si wayn ugu faraxsan…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Heshiiska Somaliland Iyo Khaatumo Kadib, Yaa Dayacay Sool iyo Sanaag?!! Heshiiska maanta ay wada saxiixdeen Somaliland iyo Khaatumo waxaa qodobadiisa ka mid ahaa qaar si cad kuu tusinaya in rajadii laga qabay Sool iyo Sanaag iyo xitaa midnimadii Soomaaliya ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kaamka Badbaado: Barakacayaal Ka Cabanaya Taliyaha Booliiska, 600 Oo Qoys Ayaa La Barakiciyay Barakacayaal ku sugan kaamka Badbaado qeybta Dharkiinley oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegaya in ay ka cabanayaan dhibaato ay sheegeen in uu ku hayo madaxa boliiska qeybta galbeed iyaga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Sheegaya Iney Jiraan Shirkado Dalkaasi Ah Oo Baaray Shidaalka Soomaaliya Dalka Mareykanka ayaa sheegaya in ay jiraan shirkado dalkaasi ah oo baaritaan xagga shidaalka ah ku sameeyay qeybo ka mid ah Soomaaliya. Hadalkan waxaa sheegay safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Stephen Michael Schwartz…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisadda Khaliijka: Twetterka Al-Jazeera Oo Hawada Laga Saaray Waxaa hawada laga saaray Twetterka rasmiga ah ee Telefishinka Al-jazeera: @AJArabic, arrintan oo la xiriirta sababo xagga Twetterka ah. Bogagga ka soo horjeeda dowladda Qatar waxaa ay qoreen in loo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Yurub: Heerka Dhimashada ay Sababto Daroogada oo Kor u Kac uu Ku Yimid Saddex Sanno oo Xiriir ah Warbixin ay soo saartay Xarunta Monitoring-ka Yurub ee Maandooriyaha iyo qabatinkiisa oo laga sameeyay saddexdii sanno ee 2013, 2014, iyo 2015 ayaa lagu sheegay in koror uu ku yimid heerka…
2 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Sameecado Kuu Tarjumaya 8 Luuqadood Internet La’aan Shirkad Australian ah oo la yiraahdo Lingmo International ayaa horumarin ku sameysay sameecado caalami ah oo tarjumaadda dhanka luqadaha ah. Samaacaddan dhagaha ah ee la yiraahdo The Translate One2One ayaa noqoneysa samaacaddii ugu horreysay…