Haweenka Qaranka: Carab Nooma Kala Sokeyso…Go’aanka Dowladda Soomaaliya Waa Mid Xikmad Badan Sheeko:Dalka Gudoomiyaha ururka haweenka Qaranka Soomaaliyeed Marwo Batuulo Axmed Gaballe oo la hadashay Goobjoog News ayaa ammaantay go’aanka dowladda federaalka ah ee dhex-dhexaadnimada. Batuulo Axmed ayaa ugu horeyn sheegtay in dowladda… 1 daqiiqo
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: War murtiyeedka Ka Soo Baxay Shir Madaxeedka IGAD Oo Dhameystiran Shir madaxeedka IGAD ee Isniintii ka dhacay Adis Ababa waxaa laga soo saaray war murtiyeed si aad ah looga hadlay xaallada Koofurta Suudaan. War murtiyeedka waxaa magaca Soomaaliya lagu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka IGAD Oo Labo Ergay U Kala Magacawday Dalalka Soomaaliya iyo Koonfurta Suudaan Urur goboleedka IGAD ayaa isniintii labo ergay u kala magaacabay Dalalka Soomaaliya iyo Koonfurta Suudaan, arrintaasi ayaa ka dhacday magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya. Shir madaxadeedkan oo loogana hadlayey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka IGAD Oo Ku Baaqday In Faragelinta Laga Ilaaliyo Doorashada Kenya, Lana Ixtiraamo Rabitaanka Shacabka. Dalalka ku jira maamul goboleedka IGAD oo Isniintii ku shiray magaalada Adis Ababa ayaa war murtiyeedka ay soo saareen uga hadlay arrimaha doorashada dalka Kenya. War Murtiyeedka IGAD waxaa ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Minnesota: Nin Soomaali Xabadeeyay Oo Lagu Xukumay 39 Sano Oo Xabsi Ah Anthony Sawina oo horay u xabadeeyay Soomaali gaari saarneed dalka Mareykanka taasi oo keenya dhaawaca labo ayey maxkamad ku taalo magaalada Minnesota ku xukuntay 39 sano oo xarig ah. In…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Itoobiya: Xiriirka Nagala Dhaxeeya Turkiga Waa Mid Wanaagsan Dowladda Itoobiya ayaa waxa ay sheegtay in xiriirka kala dhaxeeya dalka Turkiga uu yahay mid aad wanaagsan oo horumar leh. Wasiirka arimaha dibadda ee Itoobiya oo magaalada Adis-abab ku soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisadda Qatar: Dowladaha Qatar Iyo Talyaaniga Oo Heshiis Dhaqaale Kala Saxiixday Dowladaha Qatar iyo Talyaaniga ayaa waxay ku heshiiyeen inay sii wadaan iskaashigooda ku aadan dhanka dhaqaalaha iyo lacagta in kastoo dowladda Qatar lagu soo rogay go’doomin. Heshiiskaan ayaa waxa uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Ra’isul Wasaare Khayre Oo Kulamo Ka Bilaabay Adis Ababa Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xasan Khayre oo ku suagn Adis Ababa si uu uga qeyb-galo shir madaxeedka IGAD ee arrimaha Koonfurta Suudaan ayaa halkaasi ka bilaabay kulamo uu la yeelanayo madaxda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisadda Khaliijka: Pakistaan Oo Dhex-dhexaadin Ka Dhex Bilaabeysa Sacuudiga iyo Qatar Ra’isul wasaaraha Pakistaan Nawaz Sharif ayaa lagu wadaa in uu Khaliijka ka bilaabo dhex-dhexaadinta Qatar iyo dalalka xiriirka u jaray. Nawaz Sharif iyo wafdigiisa waxaa ay ku hormari doonaan dalka Sacuudiga,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gedo: Khasaare Ka Dhashay Duqeynta Maanta Geysteen Diyaaradaha Dagaalka Kenya Diyaaradaha dagaalka ee dalka Kenya ayaa duqeyn khasaare geystay waxaa ay maanta ka fuliyeen duleedka degmada Baardheere ee gobolka Gedo. Duqeynta oo ka dhacday Tuulada Garas Dulan oo qiyaastii 55-km…