Balcad: Cosoble Iyo Golahiisa Wasiirrada Oo Ka Hadlaya Ammaanka Iyo Wada Shaqeynta Maamulka Sheeko:Dalka Madaxweynaha Hirshabeelle Cabdullahi Cosoble ayaa lagu wadaa maanta in golihiisa wasiirrada uu kula shiro magaacalada Balcad ee gobolka Shabeellada dhexe. Wararka qaar ayaa sheegaya in kulankan xoogga lagu saari doono… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sacuudiga: ََBugaagta Sheekh Yusuf Al-Qardaawi Oo La Mamnuucay Wasaaradda waxbarashada Sucuudiga ayaa axaddii ku dhawaaqday iney gabi ahaanba mamnuucday isla markaana ay ka shaqeynayso sidii maktabadaha jaamcaadka looga saari lahaa buugaagta Sheekh Yusuf al-Qardaawi oo ah hadda guddoomiyaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Go’aanka Hindiya Kadib, Waalidiin Dalbanaya In Caruurtooda La Soo Daayo Waalidiinta ay ilmahooda ku xiranyihiin dalka Hindiya ayaa waxa ay codsanayaan in si degdeg ah loo soo daayo ilmahooda kuwaas oo ay sheegeen in dhibaato badan ku haysto xabsiga gudahiisa.…
2 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Dadka Aragga La’a Oo Aad U Isticmaala Baraha Bulshada Waa wax aan cidna rumeysan karin in qof aragg la’ uu isticmaalo baraha bulshada casriga ah ee Internet-ka, balse waqtiyadii dambe ayay aad u soo badanayeen iyagoo baraha bulshada u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Wada Magaalada Muqdisho Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan kuwa xasilinta caasimadda ayaa saakay oo Isniin ah waxay howlgallo ballaaran oo amniga lagu sugayo ka wadaan magaalada Muqdisho. Howlgalladan oo ah kuwo baaritaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaal Beeleed Ka Dhacay Hiiraan Xaalad deganaanshiyo ah ayaa saakay oo Isniin ah laga soo sheegayaa deegaanka Baanyaaley ee gobolka Hiiraan, kaasi oo maqribkii xalay ka dhacay dagaal u abaabulan qaab beeleed. Dad ku sugan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Madaxda IGAD Oo Maanta Ka Furmaya Addis Ababa Maanta oo Isniin ah waxaa magaalada Addis Ababa ee xarunta Itoobiya ka furmaya shirka madaxda wadamada IGAD, waana shir degdeg ah. Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya ahna guddoomiyaha IGAD Hailemariam Desalegn…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya: Iran Oo Soo Dirtay Maraakiib La Dagaallama Burcad Badeedda Dowladda Iran ayaa lagu soo waramayaa in Labo markab oo dagaal u soo dirtay dhanka xeebaha Soomaaliya kuwaasi oo la sheegay in ay la dagaallami doonaan kooxaha Burcad badeedda Soomaalida.…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka IGAD: Waxyaabaha Ay Tahay In RW Xasan Khayre uu Hordhigo Shirka Madaxda IGAD Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Khayre ayaa beri oo Isniin ah lagu wadaa in uu Adis Ababa uga qeyb galo shir aan caadi aheyn oo dalalka ku jira urur goboleedka IGAD…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Gaarka ah ee Dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo Weeraray Al-Shabaab War qoraala oo ay soo saartay dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ciidamada gaarka ah ee dowladda ay burburiyeen goob ay ku tobabaranayeen xarakada Al-shabaab oo ku taallo magaalada Saakow…