4 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump: Waxaa La Gaaray Xilligii Qatar Ay Joojin Laheyd Maalgelinta Argigixisada Madaxweynaha Mareykanka Donald J. Trump ayaa ku tilmaamay dowladda Qatar in ay taaariikh u leedahay taageerada kooxaha argigixisada ah, waxa uuna ugu baaqay dowladaha khaliijka iyo kuwa deriska inay qaataan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas: Dadweynaha Ha U Diyaar Garoobaan Dagaal adag oo ka dhan ah Burcad Diimeedka ku soo Duulay Dalkooda Madaxweynaha dowladda Puntland ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay sida uu sheegay xasuuqa loo geystay dad Muslimiin ah oo cibaadeysanaya, isaga oo tacsi u diray ehalada iyo dadkii ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka UK Oo Noqday Aqlabiyad La’aan, Waa sidee Mustaqbalka Theresa May? Ra’isul wasaaraha Ingiriiska Theresa May ayaa ku guuldareysatay in xisbigeeda u hoggaamiso guul doorasho dalkaasi ka dhacdau saacidihii la soo dhaafay, taas oo been dhahay awooddii ay is bidday. Ra’isul…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Khasaare Ka Dhashay Dagaal Dhex Maray Ciidanka Xasilinta Iyo Ciidamo Kale Khasaare dhimasho iyo dhaawac sababay ayaa la sheegayaa in uu ka dhashay dagaal ka dhacay degmada Kaaraan ee waqooyiga Muqdisho Dagaalkan oo dhex maray ciidanka xasilinta Banaadir iyo ciidamo kale…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Baaritaan Bilowday Markii La Soo Afjaray Dagaalkii Afurur Maamulka Puntland ayaa la sheegayaa in uu baaritaan ku bilaabay dagaalkii shalay ku dhinteen askarta badan ee Puntland, weeararka waxaa sheegtay Alshabaab. Ciidamada dowlad goboleedka Puntland ayaa soo afjaray dagaalkii…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Qatar Uma Dhutineyso Go’doominta Dalalka Khaliijka…Ogow Sababta Dalka Qatar waxaa xiriirkii diblomaasiyadeed u jaray illaa 9 dal, waa dal yar oo dadkiisa lagu qiyaaso 2.7 Milyan, waxaa madax ka ah Amiir Tamiim Bin Xamad oo talada qabtay…
2 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Siyaasadaha Faafreebka Facebook, Shaqaale Kastaa Waxa uu u Xilsaaran Yahay Ilaalinta Rubuc Milyan Qof Siyaasadaha faafreebka Facebook uu ku shaqooyo ayaa shaqaale kasta oo ka hawlgal faafreebka waxa uu u xilsaaran yahay ilaalinta illaa rubuc milyan qof oo laga doonayo waxyaabaha uu soo dhigo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Sababaha Ugu Badan ee Ay U Geeriyoodaan Saddex Meelood Aadanaha Adduunka Sanadadii Lasoo Dhaafay Oo La Ogaaday Koox Dhakhaatiir caalami ah ayaa soo saaray natiijo cilmibaaris ay sameeyay 15 sano ee ugu dambeysay taas oo caddeynaysa sababaha ugu muhiimsan ee ay u dhintaan Saddex meelood aadanuha ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 5 Qof Oo Lala Xiriirinayo Al-shabaab Ayaa La Xiray Ugu yaraan 5 qof oo dhalinyaro ah ayaa la xiray arbacadii kadib markii lagu eedeeyay in ay doonayeen ku biirista xarakada Al-shabaab ee ka dagaalanta koonfurta Soomaaliya. Raggan waxaa xiray…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararka Qatar: Turkiga Oo Ciidamo u Diraya Doxa Iyo Trump Oo La Hadlay Tamiim Baarlamaanka Turkiga ayaa waxa uu cod Aqlibiyad leh ku ansixiyay heshiis ah in dowladda Turkiga ay Qatar u dirto ciidamo milatari . Heshiiskaan ayaa waxa uu yahay mid milatari oo…