2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Hindiya Oo Ogolaatay In Maxaabiista Soomaalida Lasoo Qaado, Xabsigana Ku Dhameystaan Gudaha Dalkooda Golaha wasiirrada ee dalka Hindiya ayaa maanta oo arbaca ah waxaa ay ogolaadeen in Maxabiista Soomaalida ah ee ku jira xabsiyada dalka Hindiya lagu wareejiyo Soomaaliya si ay gudaha Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Ciidamo Loo Tababaray Ilaalinta Saraakiisha Dowladda Iyo Galbinta Madaxda Sare Booliska AMISOM ayaa waxaa uu soo gabagabeeyay tababar labo isbuuc ah oo ku saabsan ilaalada gaarka ah kaas oo loo qaabtay Booliiska Koonfur Galbeed. Tababarka ayaa waxaa looga gol lahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya Oo Ku Baaqday In Xiisadda Qatar Iyo Dowladaha Kale Lagu Dhameeyo Wadahadal iyo is faham, Qeybna Ka Noqon Doonto Xalka Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay dhibaatada ka jirta Khaliijka iyo sida xalka looga gaari karo. Villa Somalia waxaa ay ku baaqday in wada hadal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Weerar Ka Dhacaya Baarlamaanka Iran Iyo Qabriga Khumeyni Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay tiro kalana waa ay ku dhaawacmeen weerar koox dabley ah ay hadda ku qaadeen gudaha golaha shuurada ee Iran iyo qabriga imam Khumeyni.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ilo La Hadlay Goobjoog: Dhex-dhexaadinta IGAD Ee Galmudug Iyo Ahlu Sunna Waa Midkii Fashilmay Ka Hor Doorashada Xaaf Ilo ku dhaw xafiiska ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xasan Khayre ayaa Goobjoog News u xaqiijiyay in warqadaha dhex-dhexaadinta ee la wad-wado kuwaas oo la sheegayo in dowladda federaalka ah ay IGAD…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Addis Ababa: IGAD Oo Shir Aan Caadi Aheyn Isugu Imaaneya Dalalka ku jira urur goboleedka IGAD ayaa lagu wadaa in shir aan caadi aheyn isugu yimaadaan magaalada Adis Ababa 12-ka June, 2017-ka, iyada oo xoogga lagu saari doono dhibaatada ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Arrinta Qatar: Dowlado Carbeed Oo Hor leh Oo Xiriirka U Jaray Qatar Dowladda Mauritania ayaa u dambeysay dalalka xiriirka Dibloomaasiyadeed u jartay dowladda Qatar xilli Kuwait ay dhex-dhexaadin ka bilowday Riyadh, Mareykankana uu midno Khaliijka ah sheegayo. War-murtiyeed ka soo baxay Jamhuuriyadda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo Ciidamada Jubbaland Ku Sugan U Ballan-qaaday Agab Ay Kula Dagaalaan Al-shabaab Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo booqasho ku joogta magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Jubbaland ayaa ammaanay hawsha wanaagsan ee Jubbaland ay ka qabatay Magaalada Kismaayo oo hada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump oo Sheegay In Hadaladiisa Dartood Loo Go’doomiyay Qatar Madaxweynaha Mareykanka D. Trump ayaa taageeray xayiraadda LA saarey Qatar isaga oo weliba sheegtay in uu lahaa saameynta oo Carabta ay warkiisa maqleen. Trump oo 3 qoraal soo dhigay bartiisa…
6 daqiiqo Sheeko:War Dhaqaalaha Dalka Qatar: Ma u Dhutin Doonaa Xiriirka Ay U Jareen Sacuudiga & Xulufadiisa? Subaxnimadii isniintii dalalka carabta iyo guud ahaan caalamka waxuu ku waabariistay dhacdo ka anfariirisay oo aheyd in mar qura ay dowladaha Sacuudiga, Imaaraadka, Baxreyn, Masar iyo Yemen ay xiriirka u…