2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Madaxweynaha Galmudug Oo Caabudwaaq U Tagay Arrimo La Xiriira Dib U Heshiisiin Iyo Amniga Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) oo safarkii uu ku wehliyay ku xigeenkiisa Maxamed Xaashi Cabdi iyo mas’uuliin ka tirsan laba gole ee maamulka ayaa maanta gaaray degmada Caabudwaaq ee…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Daawo: Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Oo Ka Hadlay Qodobo Badan Oo Xukuumadda Ka Qabatay Amniga, Dhaqaalaha Iyo Dhismaha Hey’adaha Dowliga Ah Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Kheyre oo ka hadlayey bannaan-bax lagu taageerayay 100-kii maalmood ee dowladda Madaxweyne Farmaajo ayaa aad uga hadlay waxqabadka xukuumadda iyo sida ay ugu guuleysteen howlo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daawo: Mareykanka Oo Sheegay In Xoojinayaan La Dagaalanka Al-shabaab Bigadier General Miguel A. Castellanos oo ah ku xigeenka abaanduulaha ciidanka Mareykanka ee ka howlgala Geeska Afrika ee loo soo gaabiyo CJTF-HOA ayaa maanta sheegay in uu ka shaqeyn doono…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Soomaaliya: Hey’adda UNICEF oo Sheegtay In 1.4 Milyan Oo Caruur Ah U Baahan Yihiin Gargaar Hey’adda qaramada midoobey u qaabilsan caruurta UNICEF waxaa ay sheegtay in Soomaaliya ay nafaqo darro heyso in ka badan 1.4 Milyan kuwaas oo u baahan gargaar degdeg ah. UNICEF…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Shiinaha Oo Gargaar Dhan 2,821 tons U soo Dhiibay Soomaaliya, In Ka Badan 223,500 Oo Qof Ayaa Ka Faa’idaya Dalka Shiinaha ayaa hey’adda Cuntada Adduunka waxaa uu Soomaalida u soo mariyay gargaar banii’aadamnimo kaas oo loogu talagalay in lagu caawiyo dad badan oo abaaraha waxyeeleeyeen. In ka badan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Ku Biiraya Syria Iyo Nicaragua, Kana Baxaya Heshiis Cimilada Madaxweynaha Mareykanka D. Trump oo shir jaraa’id ku qabtay beer ku taalla aqalka cad ayaa sheegay in dalkiisa uu ka bixi doono heshiiska cimilada ee Paris. Mareykanka ayaa ku biiraya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Ganacsatada Uga Digtay Bad Xiran-ka Wasaarradda Dekadaha iyo Gadiidka Badda federaalka Soomaaliya ayaa dignin u dirtay ganacsatada Soomaaliyeed ee isticmaala Dekadaha dalka, maadama la gaaray xilligii bad xeranka. Agaasimaha guud ee Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Jahawareer Ka Jira Agaasinka Villa Somalia: 3 Agaasime Muddo 3 Bil Waxaa muuqata in uu jahawareer ka jiro agaasinka Villa Somalia, kadib markii arbacadii la magacaabay agaasimhii 3aad muddo 3 bil. War saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha ayaa lagu sheegay…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Fadliga Iyo Faa’idooyinka Bisha Ramadaan Bisha Soon waxa ay leedahay Fadli aad iyo aad u weyn, waana fursad sanadkii hal mar soo marta dadka Muslimiinta ah, Diinteenna Islaamka ah, Bisha Soon aad iyo aad ayay…