1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qad Tareen Oo Laga Hirgeliyay Dalka Kenya Kenya ayaa waxay xarigga ka jartay wado qad tareen ah oo cusub taasi oo isku xiri doonto magaalada caasimadda ah ee Nairobi iyo magaalo xeebeedka Mombaasa. Qadkaan tareen oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qatar Iyo Mareykanka Oo Is Ka Kaashanaya La Dagaalanka Argigixisada Iyo Xajirnimada Wasiirka arimaha dibadda ee dowladda Qatar Maxamed Cabdraxmaan Aala Thani ayaa waxa uu qadka taleefoonka uu kula xiriiray dhiggiisa Mareykanka Rex W. Tillerson iyaga oo ka wada hadlay sidii Mareykanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bangiga Adduunka Oo 50 Milyan Oo Dollar Ku Bixinaya Arrimaha Abaaraha Ee Soomaaliya Bangiga Aduunka ayaa talaadadii ogolaaday $50 million oo macaawino degdeg ah la siiyo Soomaaliya si wax looga qabto abaaraha iyo gaajada dalka ka jirta. “Maamulka sare ee Bangiga Adduunka waxaa…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Arrimaha Dibadda Yusuf Garaad Oo Blog Kiisa Uga Hadlay Maxaabbiista Soomaaliyeed ee Dibadda Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya Yusuf Garaad Cumar oo aan la hadlin saxaafadda, mar walbana bartiisa soo dhigo wararka muhiimka ah ee waxqabadka wasaaradda ayaa waxaa uu soo daabacay warbixin…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Socdaalka Adkeynta Nabadda Oo Cadaado Ka Dhacay Iyo Gaas Iyo Xaaf Oo Ka Wada Hadlay Nabadda Galkacyo Madaxweynayaasha maamullada Galmudug iyo Puntland oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Cadaado ayaa waxa ay sheegeen in la gaaray xilligii la soo afjari lahaa colaadaha ka jira deegaanno ka tirsan…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Safaaradda Imaaraadka Muqdisho Oo Lagu Leeyahay Xaquuqda Muruq-maalka Iyo Lacagta Qalabka Lagu Dhisay Dadweyne Soomaaliyeed oo ku dibad baxay safaaradda Imaaraadka ee magaalada Muqdisho ayaa ka cabanaya in mas’uuliyiinta safaaradda aaney bixin xaqii shirkadaha qalabka laga soo qaaday iyo xitaa muruq-maalkii goobta dhisay,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Sool Oo Sameeyay Howlgal Lagu Burburiyay Tuulo Cusub Ciidamo uu hogaaminayo Guddoomiyaha Gobolka Sool Cabdi Kheyre Dirir ayaa howl-gallo waxay ka sameeyeen deegaanno ku dhaw magaalada Yeyle oo dhanka galbeed ka xigta magaalada Laascaanood. Ciidamada maamulka Sool ayaa…
17 daqiiqo Sheeko:War Xikmadda Bisha Ramadaan Iyo Faa’idooyinkeeda QEYBTA 1AAD, Bisha barakeysan ee Ramadaan waa bisha Allah sw uu ku wajibiyay bulshooyinka muslimiinka in ey gutaan waajibaadka, afxirashada ama soomida loo yaqaano, waa hab-cibaadeed ka kooban qeybo badan oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobey: 113,000 Ayaa Nabad Ilaalin Nooga Dhimatay, Welina Waan Wadnaa Shaqada Qaramada Midoobey ayaa isniintii u dabaal-degtay maalinta nabadda adduunka, 70 sano oo shaqo geesinnimo leh, 70 sano oo nabad ilaalin caalami ah, waxaa sanadkan halku dheg looga dhigay shaqadooda “Investing…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Australia Oo Kaalmo Bani’aadanimo Siineysa DalalKa Ay Abaaraha Ka Jiraan Wasiirka arrimaha dibadda dowladda Australia Julie Bishop ayaa sheegtay in dalkeeda uu siinayo 14.3 malyuun oo kaalmo ah qaar ka mid ah dalalka Africa oo ay ka jiraan dagaallada iyo…