1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ka Dhacay Ciraaq Oo Ay Dad Ku Dhinteen Ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhimatay halka ay ku dhaawacantay 83 qof qarax ka dhacay magaalada Bagdaad ee caasimadda waddanka Ciraaq . Qaraxaan ayaa waxa uu ka dhacay meel…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo Ka Hadlayey Caleemo Saarka Xaaf: “2 sano waa yar tahay, 4 sano waa yar tahay”!! Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ka hadlayey xafladda caleemo saarka madaxweynaha Galmudug Axmed Geelle Xaaf ayaa u mahadceliyay baarlamaanka Galmudug sida saxda ah ee ay u doorteen Xaaf, waxaa…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Khudbadaha Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Xafladda Caleemo saarka madaxweynaha Galmudug waxaa ka hadlay guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo madaxweynayaasha maamul goboleedyada Jubbaland, Puntland iyo Koonfur Galbeed iyo madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle. Guddoomiyaha gobolka Banaadir Thaabit oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Hadalladii Safiirrada Beesha Caalamka Ka Soo Jeediyeen Caleemo Saarka Xaaf Xafladda Caleemo saarka ee madaxweynaha Galmudug Axmed Geelle Xaaf waxaa maanta ka hadlay safiirro ka socda beesha caalamka sida Ambassador Madiira, Michel Keatin, Safiirka Itoobiya iyo Safiirka Djibouti. Ambassador Madiira oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Liiska Hindise Sharciyeedyada Golaha Wasiirrada Ka Doodeen Xubnaha golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan aan caadi aheyn oo uu shir-guddoominayey Ra’iisal Wasaare Ku xigeenka Xukuumada Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), iyadoo Ra’iisul Wasaaraha…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Maxaa Keena Inuu Kordho Miisaanka Qofka Bisha Ramadaan In kasta oo la sooman yahay inta lagu gudo jiro bisha barakeysan ee Ramadaan saacado dheer, hadana waxaa jira dad badan oo ka cabanayo inuu kordho miisaankooda inta lagu gudo…
1 daqiiqo Sheeko:War Akhriso: Taariikhda Guddoomiye Ku Xigeenkii Golaha Shacabka Axmed Abroone Oo Geeriyooday Waxaa maanta Qabuuraha Barakaat ee magaalada Muqdisho lagu aasay guddoomiye ku xigeenkii hore ee golaha shacabka Axmed Abroone Amiin oo xalay caasimadda ugu geeriyooday xanuun ku soo booday. Axmed Abroone…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baay: Nin Lagu Eedeeyay Inuu Sameeyay Gogol Dhaaf Oo Dhagax Lagu Dilay Xarakada Al-shabaab ayaa waxaa ay Axaddii dhagax ku dileen nin la sheegay uu gogol dhaaf sameeyay isaga oo labo xaas leh, iyaga oo dilka ka hor horgeeyay maxkamad Islaami ah.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shuban Biyood Ka Dilaacay Xabsi Dhexe Ee Burco Oo Ay Ku Xiran Yihiin 500 Maxbuus Wararka ka imaanaya Togdheer ayaa sheegaya in xabsiga dhexe ee maagalada Burco uu ka dilaacay shuban biyood, 2 ruux ayaa ilaa hadda ugu dhimatay shuban biyood. In ka badan…