1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Jubbaland Oo Ceyriyay Xildhibaanno Dhaliilay Maamulka Axmed Madoobe Xildhibaanada Baarlamaanka Jubbaland ayaa waxa ay xasaanada kala noqdeen, shaqadana ka ceyriyeen 2 xildhibaan oo dhaliilay siyaasadaha madaxweynaha maamulka Axmed Madoobe. Kulan ka dhacay maanta oo Axad ah Magaalada Kismaayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhismaha Wadada 30-ka Waxaa Ku Baxeyso 5 Milyan Oo Dollar, Waa 11 KM Oo Labada Dhinac Ah Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa maanta si wadajir ah u dhagax dhigay waddada Sodonka ee magaalada Muqdisho. Waddada (30)Sodonka ee Muqdisho…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askari 3 Qof Oo Rayid Ah Ku Dilay Caabud-waaq Wararka ka imaanaya magaalada Caabud-waaq ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in nin askari ah uu xabado ku furay dad barakacayaal ah oo raashin loo qeybinayey. Illaa 3 qof ayaa la…
2 daqiiqo Sheeko:War Shidaalka Soomaaliya: Ma Belayaa Laga Dhaxlidoonaa Mise Barwaaqo Maqaalkan waxa uu ku dul-wareeganayaa saddex su’aal oo kala ah: 1. Maxay tahay casharada ay Soomaaliya ka baran karto musiibadii ku dhacday waddamada uu dhaqaalahoodu ku tiirsan yahay dhoofinta shidaalka?…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Imaaraadka Oo Berbera Ka Soo Dejiyay 1700 tan Oo Gargaar Ah Waxaa magaalada Berbera ee waqooyiga Soomaaliya soo gaaray Markab gargaar oo ka yimid dalka Imaaraadka kaas oo la sheegayo in uu sido shixnad gargaar oo gaareysa illaa 1700 tan oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 48.4 Milyan Oo Euro Waa Lacagta Midowga Yurub Ku Bixin Doonaan Horumarinta Dhaqalaha iyo Dowlad Wanaagga Soomaaliya Wasiirka qorshaynta Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan oo hadlayey kadib kulan ay heshiis ku kala saxiixdeen dowladda Soomaaliya iyo midowga Yurub ayaa sheegay in reer Yurub ay mashariicdan hirgelinayso Soomaaliya, Mashaariicdan oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciraaq Oo Bilowday Hawlgalkii Ugu Dambeeyay Oo Ay Daacish Uga Saareyso Mowsil Dowladda Ciraaq ayaa ka bilowday hawlgal milatari oo ka dhan ah Kooxda Daacish, waa isku daygii ugu dambeeyay ee Daacish looga saarayo magaalada Mowsil, halkaasi oo ay dowladdu dooneyso inay…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Saddex Arrimood Iska Fiiri Ka Hor Inta Aadan Gadan Laptop Cusub Hadaad dooneysid inaad iibsato Labtop cusub waxaa jira in fara badan oo ka mid ah qalabka Tikniloojiyadda kuwass oo hadda laga heli karo suuqyada caalamka iyo ku kala fadhiyo qiimo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Koonfurta Kuuriya: Ma Jiro Markab La Afduubtay, Dadka Saaranna Waa Bad Qabaan Wasaaradda arrimaha dibadda Koonfurta Kuuriya waxaa ay sheegtay in dib ula xiriireen markab laga shakiyay in ay afduubteen burcad badeedda Soomaaliya oo saacado maqnaa, iyada oo intaa raacisay in markabka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Masar Oo Duqeyn Ka Geysatay Gudaha Dalka Libiya Madaxweyna Masar Cabdifitaax Al-sisi ayaa sheegay in ciidamada dowladda Masar ay duqeymo ka geesteen goobo millatari oo ku yaallo waddanka Libiya. Madaxweyne Al-siisii ma uusan sheegin goobaha rasmiga ah oo…