3 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo Soo Gabagabeeyay Booqashadii Qatar…Maxaa Ka Dhacay Doxa? Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa soo gabagabeeyay booqashadii uu ku joogay dalka Qatar, intii uu halkaasi joogay waxaa uu la kulmay Amiirka Dalka Qatar Sheekh Tamim Bin Xamad Al…
7 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Oo Ka Hadlaya Qiimaha Safarrada Madaxweynaha Ee Dibadda Intii aan xilka Wasiirnimo hayay waxaan u dhoofay safarro shaqo oo dhowr ah. Marka laga reebo shir ay Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Afrika ay isugu yimaadeen oo aan uga qeyb…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Sare oo Laashay 8 kamid ah 11-kii Kursi ee Horey U Laaleen Guddiga Xalinta Khilaafadka Dacwo socotay in kabadan 5 bilood ayay Maxkamadda Sare ee Dalka waxay 16 May 2017 baabisay go’aankii Madasha Qaranka iyo Guddigii Doorashada Federaalka ee lagu fasaxay 8 kursi oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Aaladda Instagram-ka Oo La Sheegay Inay U Daran Tahay Caafimaadka Maskaxda Dhallinyarada Qiimeyn laga sameeyay dalka Britain ayaa lagu sheegay in aaladda Instagram loo aqoonsaday inay tahay tan ugu daran ee saameynta ku yeelata maskaxda da`yarta marka loo eego aaladaha kale ee…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Faa’idooyin Caafimaad Oo Laga Helo Qolofka Liinta In badan oo dadka ka tirsan ma oga faa’idooyinka waaweyn ee caafimaad iyo midda quruxeed ee liintu ay leedahay, waxaa taa kasii daran in qolofkeeda oo dadbadani ay iska tuuraan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Ma Aqbaleyno Macaawino Nooga Timid Soomaaliya Wasiirka warfaafinta Somaliland Cusmaan Cabdullahi Saxardiid oo shir jaraa’id maanta ku qabtay Hargeisa ayaa sheegay in Somaliland aaney aqbaleyn mucaawino uga timid Soomaaliya, isaga oo intaa raaciyay in sifada loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Amiirka Qatar Oo Ammaanay Iran, Weerar Afka Ahna Ku Qaaday Wadamada Dariska Ah Iyo Imaaraadka Iyo Sacuudiga Oo Ka Jawaabay Amiir Tamiim oo ah amniirka dalka Qatar ayaa mar uu ka hadlayey xaflad ciidan ku qalin jabinayeen waxaa uu sheegay in Saldhigga Militari ee Caydiid ee Mareykanka ka sameystay gudaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Aden Cadde Airport: Ra’isul Khayre Oo Furay Mashruuca Leerarka Iftiimaya Wadada Ay Diyaaraduhu Ku Dhaqaaqaan Ra’iisul Wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xasan Kheyre ayaa dhagax dhigay leerarka iftiimiya wadada ay ku ordaan Diyaaradaha ee Garoonka Aadan Cade Airport ee magaalada Muqdisho,waxuuna daaray laanbadii ugu horeysay ee laga…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Askar Ku Dhimatay Qarax Ka Dhacay Indonesia Qarax ka dhacay waddanka Indonesia waxaa ku dhimatay 3 askari oo boolis ah, waxaana ku dhaawacantay in ka badan 10 qof . Qaraxaan ayaa waxa uu ka dhacay meel bosteejo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 5 Qof Oo Ku Dhimatay Qarax Ka Dhacay Xamar Jajab, Muqdisho Warar ku dhaw Booliiska ayaa xaqiijiyay in 5 qof ku dhinteen qaar kalana ku dhaawacmeen qarax ka dhacay xerada Sheelare ee degmada Xamar Jabab. Gaariga qarxay ayaa la sheegayaa in…