1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka TRUST AFRICAN BANK Oo Tacsi U Diraya Aasaasihii Xawilaada Hodan Gobolal Oo Geeriyooday Marxuum Ganacsade Abdulahi Jamac Suuley oo ahaa aas aasayaashii shirkada Xawilaada Hodan gobolal oo waqtiyadii u dambeeyay xanuunsanayay ayaa shalay taarikhdu ahayd 21/05/2017 ku geeeiyooday magalada Nayroobi ee dalkaasi Kenya…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Qodobada Ugu Muhiimsan Khudbadda Madaxweynaha Mareykanka Dolland Trump Madaxweynaha Mareykanka Dolland Trump ayaa Riyadh kula kulmaya madaxda Carabta iyo Islaamka, isaga oo hadlakiisa ku bilaabay mahadcelin uu u jeediyay Sacuudiga. Mr. Dolland Trump waxaa uu madaxda Carabta iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Boqor Salmaan: Riyadh Waxaa Ay Saldhig U Noqon Doontaa Xarun Caalami Ah Oo Lagula Dagaalo Argigixisada Madaxweynaha Mareykanka Dolland Trump ayaa Riyadh kula kulmaya madaxda Carabta iyo Islaamka, waxaa ugu horreyn shirka furay boqor Salmaan. Boqorka Sacuudiga ayaa u mahadceliyay Trump isaga sheegay in diinta Islaamka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Amniga Koonfur Galbeed Oo Ka Hadashay Xaqiijinta Amniga Imtixaanaadka Xasan Xuseen Maxamed wasiirka hub ka dhigista iyo dhaqan celinta Maleyshiyaadka ahna ku simaha wasiirka amniga maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa waxa uu sheegay in wasaaradda amniga ay si weyn…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka 7 Qodob Oo Farmaajo Ay Tahay In Uu Kala Hadlo Donald Trump Sida ay Goobjoog News u xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan Villa Somalia, waxaa lagu wadaa in Riyadh ku kulmaan madaxweyneyaasha Mareykanka Donald Trump iyo Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Kulanka labada nin,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Itoobiya Uu Ka Dhacayo Shirkii Ugu Horreeyay Oo Ku Saabsan La Dagaalanka Argigixisada Dalka Itoobiya waxaa ka furmay shirkii ugu horreeyay oo ku saabsan waxa loogu yeero la dagaalanka argigixisada, shirkani ayaa waxaa soo agaasimay golaha sare ee arrimaha Islaamka ee dalka Itoobiya,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Heshiisyada Ay Kala Saxiixdeen Sacuudiga iyo Mareykanka Maalinta shalay, ka hor kulanka uu Trump maanta ooo Axad ah la yeelan doono madaxda Carabta iyo Islaamka waxaa uu magaalada Riyadh heshiisyo militari iyo kuwoo dhaqaale kula galay dalalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada ilaalada Xeebaha Talyaaniga Oo Badbaadiyay Tahriibayaal Ciidamada ilaalada xeebaha dalalka Liibiya iyo Talyaaniga ayaa sheegay inay badbaadiyeen 5 kun oo muhaajiriin ah kuwaasi oo isku dayayay inay gaaraan qaaradda Yurub, dadkaani ayaa waxaa la badbaadiyay saddexdii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump Oo Maanta Hoggaamiyeyaasha Muslimiinta U Sheegi Doona In Ay Ku Daba Saftaan Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa lagu wadaa maanta in magaalada Riyadh uu kula hadlo madaxda iyo wakiilo ka kala socda wadamada Islaamka, isaga oo kala hadli doona wada noolaashiyada diimaha…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adaha Amniga Oo Ka Hadlay Qorshaha Iyo Barnaamijkooda Amni Hay’adaha Amniga iyagoo ka duulaya go’aamadii Golaha Wasiirada ee 11kii May 2017 waxey diyaariyeen barnaamijyadii ay ka mid ahaayeen; In la xareeyey ciidankii isku-dhafka ahaa ee howlgalka xasilinta Caasimadda, oo…