2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxa Xafiiska Diiwaangelinta Xisbiyada Oo La Magacaabay, Akhriso Taariikhdiisa Kulan wada tashi ah oo maanta Muqdisho ay ku yeesheen guddiga madaxa-bannaan ee doorashooyinka qaranka iyo axsaabta dalka ayaa looga hadlay arrimo badan oo la xiriira diiwaangelinta axsaabta iyo qorshaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump Oo Fadeexadda Ku Furan Uga Badbaadi Kara Natiijada Safar 9 Maalmood Ah Uu Dibadda Ugu Baxayo Madaxweynaha Mareykanka Dorland Trump ayaa maanta bilaabaya safarkiisa ugu horreyay ee dibadda Mareykanka ah tan iyo markii la doortay. Mr. Trump waxaa uu dalka Mareykanka ka maqnaan doonaan 9 maalmood…
2 daqiiqo Sheeko:War Wareysi Gaar Ah: Xildhibaan Xidig Oo Sheegaya In Ay Bilaabayaan Isla Xisaabtan Iyo Tilmaamista Gaabiska Jira Khamiistii waxaa Muqdisho shir jaraa’id ku qabtay madasha horusocod ee Cabdirashid Xidig, shirkaasi jaraa’id kadib waxaa Xildhibaan Xidig wareysi gaar ah la yeeshay Weriye Cabdifitaax Kalgacal oo ka tirsan Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaannada Hirshabeelle Oo Wada Hadalsiinaya Beelaha Ku Dagaalay Baladweyne Guddi iskugu jira xildhibaano iyo waxgarad ka titsan Maamulka Hirshabeele ayaa Gaaray magaalada Baledweyne si ay xal ugu helaan Colaada ka soo cusboonatay meelo ka mid ah Gobolka Hiraan. Xildhibanadan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’isul Wasaare Khayre Oo Reer Muqdisho Ku Yiri “Muqdisho iyo Banaadir waa ka weyn tihiin, waxaa tihiin Shacabka Soomaaliyeed iftiinka ay fiirsanaayeen” Xasan Kheyre, ra’isul wasaaraha Soomaaliya oo ka hadlay xaflad la sheegay in lagu caleemo saarayey guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir Thabit Cabdi ayaa shacabka Banaadir u sheegay in ay yihiin…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Xidig: Dad Mucaarad Ku Ah Farmaajo Ama Jawaari Ma Nihin Guddoomiyaha KMG ah ee madal la magac baxday “Horusocod” xildhibaan Cabdirashid Xidig ayaa maanta shir jaraa’id uu ku qabtay Muqdisho ka sheegay in kooxdiisa aaney aheyn madal mucaarad ku ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qeybta 12aad Ee Ciidamada Xoogga Dalka Oo Gadooday, Hakiyana Isu Socodka Aagga Wasaaradda Gashaandhigga Sida ay ku warramayaan wararka aan ka heleyno xaafadaha ku dhaw wasaaradda gashaandhigga, ciidamo ka tirsan xoogga dalka, qeybta 12aad ayaa la sheegayaa in ay la wareegeen qeybo ka mid…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka 26 Sano Kadib, Yaa Ka Dambeeyay In Somaliland Gooni Isu Taagto? Maanta waxaa 26 sano laga joogaa markii gobollada waqooyi ee Somaliland ay ku dhawaaqeen gooni isu taag, in kasta oo aan weli la aqoonsan hadana dadaalkooda ma yara, waxaa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump Oo Sacduudiga Uga Qeyb-galaya 3 Shir Madaxdeed Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa lagu wadaa in sabtida uu caasimadda Sacuudiga ee Riyaadh uga qeyb-galo illaa 3 shir madaxdeed. Shir madaxeedka 1aad waa mid Trump uu la yeelan doono…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Suudaan Oo Ka Qeyb-galaya Shirka Trump Iyo Madaxda Carabta Dowladda Sacuudiga ayaa u yeertay madaxweynaha Suudaan Cumar Xasan Al-bashiir si uu uga qeyb-galo shirka Trump Iyo Madaxda Carabta. Al-bashiir waxaa doon dooneyso maxkamadda dambiyada caalamiga ah, waxaa horay 2009-kii…