2 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo: Muqdisho 4 Sano Gudahood Waxaan Ka Dhigayaa Magaalada Afrika Ugu Quruxda Badan uguna Nadaafadda Badan Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ka hadlayey munaasabad ka dhacday Muqdisho oo lagu maamuusayey 15 May ayaa sheegay in 4 sano ee soo socota ay ka go’an tahay in…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka Oo 23 Qof Oo Rayid Ah Ku Dilay Dalka Suuriya Duqeymo dhanka cirka ah oo ay fuliyeen ciidamada isbahaysiga caalamiga ah oo uu hogaaminayo Mareykanka ayaa waxaa ku dhimatay 23 qof, duqeyntan ayaa waxay ka dhacday goob tuulo ah oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Ubax-Dhigay Taallada SYL Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa xuska 15-ka May awgeed maanta ubax xusuus ah dhigay taallada SYL ee magaalada Muqdisho. Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa Dhalinyarada Soomaaliyeed u diray hambalyo…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Shirkada WhatsApp Oo Lagu Ganaaxayo 3 Milyan Oo Dollar Shirkadda WhatsApp ayaa loo heestaa dacwado ku aadan markii shirkadu ay ku qasabtay in macaamiisheeda ay xogahooda Shaqsiga ah ay la wadaagaan shabakadda Facebook oo leh milkiyadda Adeegga whatsAppka. Arrintaani …
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Sababaha Keena Daalka iyo Firfircooni La’aanta Xilliyada Shaqada Iyadoo ay jirto in dadbadan oo naga mid ah ay seexdaan tiro saacado ah oo ku filan, ayaa hadana dadka qaar ay dareemaan daal iyo caajis maalitii inteeda badan, taas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Banadir Stadium: 1000 Ciyaaryahan Oo Xusaya Maalinta 15-ka May Ee Dhalinyarada Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ayaa maanta lagu wadaa in garoonka Banaadir ee magaalada Muqdisho ku soo bandhigto mahrajaankii ugu weynaa 27-kii sano ee la soo dhaafay. Banadir Stadium oo ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xuska Munaasabadda 74 Guurada SYL Oo Dalka Oo Dhan Laga Xusayo Xuska Munaasabadda 74aad ee aasaaskii SYL ayaa maanta ka dhaceysa magaalada Muqdisho iyo meelo kale oo Soomaaliya ah, maalintan ayaa sidoo kale astaan u ah dhalinyarada iyo wadaniyadda. Ururrada Dhalinyarada,…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Heshiiska Amni Ee London Ku Kala Saxiixdeen Soomaalida iyo Beesha Caalamka Shirkii Soomaalida loogu qabtay magaalada London 11-kii bishan, waxaa laga soo saaray heshiis cusub oo xagga amniga ah kaas oo u dhaxeeya Soomaalida iyo beesha caalamka, heshiiskan oo loogu yeero…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Guryaha Mareykanka Oo Laga Isticmaalo BadanaaTelefoonnada Gacanta Daraasad ka soo baxday dalka Mareykanka ayaa waxaa lagu sheegay in wax ka yar kala bar ay guryaha Mareykanka isticmaalaan telefoonnada landline ama nooca telefoonnada Cableka ah. Baaritaan ay sameysay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: 15 Qof Barakacayaal Ah Oo Gaajo U Dhintay, Maamulka Banaadir 4 Maalmood Xerada Wax Cunto Ah Ma Geyn 15 qof ayaa ku dhimatay xero barakacayaal ay ku noolyihiin oo ku taallo degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho, xeradan waxaa ku nool 1500 oo qof, waxaa ay ka mid tahay…