1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka London: Midowga Yurub Oo €200 Oo Million Siin Doona Soomaaliya Madaxweyne ku-xigeenka midowga Yurub Federica Mogherini ayaa shirka London ka sheegtay in midowga Yurub ay siin doonaan Soomaaliya illaa €200 Million. ” Mustaqbalka Soomaaliya waa u muhiim Yurub, €200 million…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ururka Islaamka: Soomaaliya Kala U Bar Dadka Waxaa Ay U Baahan Yihiin Gargaar Banii’aadnimo Xoghaya guud ee ururka Islaamka (Organization of Islamic Cooperation) Yousef Al-Cuthaiman ayaa beesha caalamka ugu baaqay in si degdeg ah wax looga qabto abaaraha ka jira Soomaaliya. Mr. Cuthaiman waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sacuudiga Oo 10 Milyan Oo Dollar Ku bixinaya Abaaraha Ka Jira Soomaaliya Amiir Maxamed bin Nawaaf oo shirka London u matalayey dalka Sacuudiga ayaa sheegay in dalkiisa ay bixinayaan 10 Milyan oo Doolar taas oo wax looga qabanayo abaaraha ka jira Soomaaliya.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo Kulan Gaar Ah La Qaatay Wasiir Soomaali-Canadian Ah Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa London kula kulmay wasiir Canadian ah balse asal ahaan ka soo jeeda Soomaaliya. Madaxweynaha iyo wasiirka ayaa ka wada hadlay arrimo ay ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump Oo Sheegaya In FBI-da Aaney Baaritaan Ku Heyn Madaxweynaha Mareykanka D. J. Trump ayaa sheegaya in xafiiska dambi barista ee FBI-da aaney wax baaritaan ah ku aheyn arrita ku saabsan xiriirka uu la leeyahay dalka Ruushka. Madaxweynaha waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Oo Xabsiga Dhigtay Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sidda Ee Soomaaliya ayaa xabsiga dhigtay sarkaal lagu magacaabo Cabdishakuur Mursal Maxamad oo ka tirsanaa ciidanka ilaalada madaxtooyada Soomaaliya, kaas oo loo haysto in Taariikhdu markay ahayd…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso Khudbadda Madaxweynaha Soomaaliya Iyo Madaxda Caalamka Shirka London waxaa khudabado ka jeediyay madaxda Soomaaliya iyo hoggaamiyeyaasha caalamka, madaxdii halkaasi ka hadashay waxaa ka mid ahaa: Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, Xogheyaha guud ee qaramada midoobey Antonio…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: War Murtiyeedka Laga Filayo Shirka London Shir looga hadlayo aayaha Soomaaliya ayaa hadda ka socda magaalada London, waxaa ka qeyb galaya madaxda Soomaalida iyo beesha caalamka, waxaana lagu wadaa in halkaasi looga dhawaaqo heshiis cusub oo…
2 daqiiqo Sheeko:War Waxbarasho: Dowladda Soomaaliya Iyo Midowga Yurub Oo Kala Saxiixday Hishiis 49 Milyan Oo Euro Ah Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya gaar ahaan safaaradda Talyaaniga ee Muqdisho ayaa waxaa hishiias lagu Hormarinayo waxbarashada ku kala saxiixday dowladda Soomaaliya iyo ururka midowga Yurub. Wasiirka qorsheynta Soomaaliya Jamaal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo: Hey’ad Qaran Ayaan U Dhiseynaa Qurbajoogta Soomaaliyeed Madaxweynaha Jamhuuriayadda federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ka hadlay shir gaar ah oo London lagu qabtay, loogana hadlayey kaalinta qurbajoogta Soomaaliyeed ayaa sheegay in dowladiisa ay hey’ad…