3 daqiiqo Sheeko:Dalka Loolanka Sacuudiga Iyo Iran: Shiico Iyo Sunna Ka Weyn, Muqdisho Maxaa Halgoolka U Geliyay Riyaadh? Haddii loolanka Sacuudiga iyo Iraan ay kula tahay in uu salka ku hayo arrimo la xiriira Shiica iyo Sunna, waad qaldan tahay!!, arrintan Madhab waa ka weyn tahay sida aad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo London U Duulay Iyo Shirka Oo Xoogga Lagu Saarayo Heshiiska Cusub Ee 2020 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo mas’uuliyiin ka socday dowladda federaalka ah iyo maamul goboleedyada ayaa u duulay magaalada London halkaas uu lagu wado in uu…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Obama Oo Ka Digay In Lataliyaha Amniga Mareykanka Loo Magacaabo Michael Flynn Madaxweynihii hore ee Mareykanka Brack Obama ayaa ka digay in Donlad Trump uu u magacaabo la taliyihiisa ammniga ninka lagu magacaabo Maykal Faliin. Michael Flynn ayaa waxaa lagu eedeynayaa inuu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maqaaxida Coffee Italia Iyo Agagaarka Immigration Oo Qarax Ka Dhacay Qarax gaari ayaa goordhaw waxaa uu ka dhacay maqaahida Coffee Italia oo u dhaw xafiiska Immigration ee wadada Maka- Al-mukarama. Khasaare Dhimasho iyo Dhaawac ah ayaa lagu soo waramayaa in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’isul Wasaare Khayre Oo Midowga Yurub Kala Hadlay Burcad Badeedda Iyo Kuluumeysiga Sharci Darrada Ah Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Khayre ayaa maanta waxaa uu saraakiil ka tirsan midowga Yurub kula shiray markab spain leedahay oo ku sugnaa xeebaha Muqdisho, isaga oo kala hadlay arrimaha burcad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Boostada Iyo Isgaarsiinta: Sharciga Isgaarsiinta Waxaan Hordhigi Doonnaa Golaha Shacabka Kalfadhiga Soo Socda Shirweyniha Qaran ee Wada tashiga Isgaarsiinta iyo Tiknoolojiyada oo muddo saddax maalin ah ka socday magaalada Muqdisho ayaa maanta la soo gabagabeeyay. Kulankan oo ay soo qaban-qaabisay dowladda federaalka ah,…
2 daqiiqo Sheeko:War Xafladda Gebagabada Kadib, Akhiriso Shaqada Hortaalla Aqalka Sare Kalfadhiga Soo Socda Aqalka Sare, waa aqal cusub oo ku soo biiray baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya, hadda waxaa u dhammaaday hal kalfadhi, waxaa ay sameeyeen hey’adihii iyo guddiyadii loo baahnaa in uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Kalumeysiga Iyo Kheyraadka Badda Oo Shatiyo Siineysa Maraakiibta Shisheeye Wasiir ku xigeenka wasaaradda kaluumeysiga iyo Kheyraadka badda xukuumadda Fedaraalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa Goobjoog News u sheegay in xukuumadda fedaraalka ah ay shatiyo siin doonto…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Emmanuel Macron Oo Noqday Madaxweynaha Faransiiska, Aragtida Midowga Yurub Oo Guuleysatay Doorashooyinkii ka dhacay waddanka Faransiiska ayaa waxaa ku guuleystay Emmanuel Macron isaga oo helay codad dhan 66.6% oo ka mid ahaa codadka la dhiibtay halka gabadha la tartameysay ee Marine…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Hogaamiye Daacish Ah Oo Lagu Dilay Afgaanistaan War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska madaxweynaha Afghanistan Ashraf Gaani ayaa waxaa lagu sheegay in la dilay hogaamiye ka tirsan ururka Daacish kaasi oo lagu dilay Afghanistaan,waxaana lagu magacaabaa hogaamiyahaan la…