1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Qaabka Shirkadda Instagram Aaney Wax Uga Xadi Karin Shirkadda Snapchat Waxaa jira adeegyo badan oo shirkadaha Tekmolojiyadda sida Facebook, Instagram iyo Watsup-ka ay ka koobiyeeyeen shirkadda Snapchat, laakin hadda waxaa soo baxday qaab iyo hab ama macaamiil aan la koobiyey karin.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Iyo USAID Oo Iska Kaashaday Qalab Waxbarasho Oo Ardeyda Loo Qeybiyay Iyadoo ay jirto diyaar garoow loogu jiro imtixaanaadka mideysan ee dugsiyada sare ee dalka ayaa waxaa maanta qalab loogu tala galay sara u qaadista waxbarashada aradayda dugsiyada sare ay ku…
3 daqiiqo Sheeko:War Aqalka Sare Oo Astaan U Noqday Goob Shaqo, Akhirso Dhammaan Howlihii Ay Qabteen Kalfadhiga 1aad Golaha aqalka sare ee baarlamaanka 10aad waxaa ay sabtidii soo xireen kalfadhiga 1aad, tillaabada ammaanka mudani waa Xildhibaannada golahan oo meel eber ah wax ka soo bilaabay ayaa maanta aqalka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Safiirka Mareykanka: Washington Waxaa Ka Go’an Soo Celinta Xasiloonida Soomaaliya Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Ambassador Stephen Michael Schwartz ayaa sheegay in dalka Mareykanka ay ka go’an tahay soo celinta xasiloonida iyo kala dambeynta dalka Soomaaliya. Ambassador Stephen Michael Schwartz…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ismaaciil Haniya Oo Noqday Hogaamiyaha Cusub Ee Xarakada Xammaas Hogaamiyaha ururka Xammaas Khaalid Mishcal ayaa sheegay in ra’iisulwasaarihii hore ee Falastiin Ismaaciil Haniya uu ku guulestay inuu noqdo madaxa xafiiska arrimaha siyaasadda ka dib doorasho dhowaan ka dhacday dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Jubbaland Oo Rugaha Ganacsi Ee Ka Jira Dalka Ugu Baaqay Iney Midoobaan Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga ee maamulka Jubbaland Shariif Raabi Kaahin oo la hadlay Goobjoog News ayaa ugu baaqay dhammaan rugaha ganacsiga ee ka jira dalka inay midoobaan. Guddoomiyaha ayaa sheegay in…
2 daqiiqo Sheeko:War Kalfadhiga Koowaad Ee Aqaka Sare Oo Maanta Soo Xirmay Waxaa maanta si rasmi ah loo xiray kalfadhiga 1aad ee golaha aqalka sare kadib markii uu shaqeynayey wax ka badan 5 bil, Xildhibaannada oo la siiyay fasax labo bil ayaa…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso Sooyaalka: Wasiir Siraaji Ka Sokow, 20 Kale Oo Ciidamada Ay Gar-darro Ku Dileen Sanadkan Askar ku labisan dharka ciidanka dowladda ayaa maalin walba waxaa ay si gar-darro ah shacabka rayid ah ugu dilaan magaalada Muqdisho iyo meelo kale oo dalka ah, Hadaba, waxaa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Soomaaliya: WHO Oo Ka Digeysa Shuban Biyoodka Dilaaca Roobabka, 618 Ayaa Sanadkan U Dhimatay Soomaaliya waxaa hadda ka bilowday roobab, waxaa la filayaa in ay dhacaan xaalado shuban biyood kuwaas oo uga sii daraya dhibaatada cudurkaasi oo horay u jirtay, hey’adda caafimaadka adduunka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Donald Trump Oo Bishan Sacuudiga Kula Kulmaya Madaxda Carabta Iyo Islaamka Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa lagu wadaa inuu booqdo bartamaha bishan waddanka Sacuudi Carabiya, halkaasi oo uu kula kulmi doono madaxda Carabta iyo hogaamiyaasha dalalka Islaamka ah. Madaxweynaha Mareykanka…