4 daqiiqo Sheeko:Dalka Ereyga “Waan Kaa Shakinay” Oo Ilaalada Gaarka Ah Dad Badan Ku Dileen, Wasiirka Ayaa Ugu Dambeeyay Qof walba oo uu dareenkiisu wali noolyahay waxaa uu ka gilgishay dilka gardarada ah ee loo geystay Wasiir Cabbaas Siraaje, kaliya maaha in uu ahaa nin dhalinyara ah, karti iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo Digreeto Rasmi Ah Ku Ceyriyay Hanti Dhowraha Guud Ee Qaranka Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa waxaa uu saaray xeer madaxweyne oo uu ku aqbalay xilka qaadista hanti-dhowraha ee golaha wasiirrada. Dr. Faarax Nuur ayey khamiistii xilka ka qaadeen golaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Ceel-Buur Oo Goobjoog Uga Warramay Qorshe Looga Saarayo Al-shabaab Maamullka degmada Ceel-Buur ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya inay wadaan qorshe iyo hawlgal ka dhan ah xarakada Al-shabaab ee ku sugan degmadaasi, si gacantooda looga bixiyo. Gudoomiayaha Dibad joog ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Iyo Itoobiya Oo Guddi U Saaraya Webiyada, Adis Ababa 500 Oo Deeq Waxbarasho Ayey Soo Dhiibtay Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya Yusuf Garaad Cumar oo golaha wasiirrada warbixin ka siiyay safarkii madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo ee Itoobiya ayaa sheegay in labada dhinac ay gaareen heshiisyo dhowr…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirrada Oo Xilka Ka Qaadey Hanti Dhowraha Guud ee Qaranka, Akhriso Jawaabta Uu Ka Bixiyay Golaha Wasiirrada kulankoodii Khamiista waxaa ay sheegeen in uu socdo baaritaan la xiriira dilkii Wasiir Cabbaas Siraaje, illaa iyo haddana 3 qof loo qabtay. Wasiirrada waxaa ay sheegeen in iyaga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda Dowladda Federaalka Ah Oo Aasay Wasiir Ay Ciidamadooda Dileen Wasiirkii Howlaha Guud Cabaas Siraaje oo ay xalay ciidamada dowladda ay ku dileen Muqdisho ayaa galabta lagu aasay Qabuuraha Isbitaal Madiina ee magaalada Muqdisho. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Murtiyeedka Kulankii Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’isul Wasaaraha Itoobiya Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa arbacadii waxaa uu booqday dalka Itoobiya isaga oo halkaasi kula kulmay ra’isul wasaaraha dalkaasi Hailemariam Dessalegn. Labada mas’uul waxaa ay si qoto dheer uga…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikhda Qoyska Marxuum Wasiir Cabaas Siraaje iyo Afmadoow Allaha ha u naxariistee waxaa toogasho lagu diley wasiirka hawlaha guud iyo guriyeynta federaalka, ahaana xildhibaan baarlamaanka federaalka Mudane Cabaas Cabdullaahi Sheekh Siraaje, haddana qormadani waxaan ku eegayaa sooyaalka qoyska…
1 daqiiqo Sheeko:War Cabbaas Cabdullahi Sheekh Siraaji Wasiirkii Howlaha Guud & Dib-u- Dhiska: waxaa uu u dhashay Digil iyo Mirifle, waxaa uu dhashay 1986-dii, in ka badan 20 sano waxaa uu ku noolaa xeryaha qaxootiga ee Kenya,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikhda Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle(Xaaf) Waxaa arbacadii magaalada Cadaado lagu doortay Axmed Ducaale Geelle(Xaaf) isaga oo noqon doona madaxweynaha KMG ah ee maamulka Galmudug labada sano ee soo socota. Axmed Ducaale Geelle(Xaaf), waxaa uu Galkacyo…