1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso Taariikhdiisa: Wasiirkii Howlaha Guud Oo La Dilay Bil Kadib Markii Uu Xilka La Wareegay Wasiirkii Howlaha guud iyo dib u dhiska Xil. Cabaas Cabdullahi Sheekh Siraaji ayaa goordhaw lagu dilay magaalada Muqdisho. Wasiirka oo ahaa wasiirka ugu da’da yaraa wasiirrada xukuumadda federaalka ah ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:War Aqalka Sare Oo Soo Bandhigay Xubnaha Liiska Kama Dambeysta Ah Ee Guddiyada 8-dda Ah Golaha aqalka sare ayaa maanta kulan caadi ah ku yeeshay xaruntooda magaalada Muqdisho, kulankan oo ay u dhammaayeen guddoonka golaha sida guddoomiye Cabdi Xaashi Cabdulahi, guddoomiye ku-xigeenka 1aad Abshir Maxamed…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Caqabadaha Heysta Madaxweyanaha Galmudug. Galmudug waa Markii labaad oo Cadaado lagu qabto doorashada hoggaanka Madaxtinimada Maamulkaas, waxaa la sheegaa in hadda Caqabado dhowr ah ay ku hor gudban yihiin Masuulka Xilka loo doortay. Xildhibaanada…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Barnaamijka Siyaasadeed Ee Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) Axmed Ducaale Geelle Xuseen (Xaaf) oo ahaa ganacsade iyo xildhibaan dowladda dhexe ah 16-kii sano ee la soo dhaafay ayaa maanta magaalada Cadaado loogu doortay madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug. Hadaba,…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka QM Oo Ka Digtay Kororka Nafaqo Darri Ku Soo Wajahan Caruurta Soomaaliyeed Warbixin ay soo saartay hey’adda Qaramada Midoobay ayaa waxaa lagu sheegay in 1.4 milyan oo caruur Soomaaliyeed ah ay halis ugu jiraan in ay u dhintaan nafaqo darro. Dalka Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Doorashada Madaxtinnimada Oo Maanta Ka Dhaceysa Doorashada Madaxtinnimada ayaa lagu wadaa in maanta ka dhacdo dowlad goboleedka Galmudug, illaa 3 murashax ayaana ku tartamaya. Ammaanka ayaa aad loo adkeeyay caasimadda KMG ah ee maamulka Cadaado, waxaana…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynayaasha Dalalka Mareykanka Iyo Ruushka Oo Isku Af Gartay In La Joojiyo Dagaalka Ka Socda Suuriya Madaxweynayaasha labada dal ee Maraykanka iyo Ruushka ayaa waxay ku heshiiyeen in dadaallo badan lagu bixiyo sidii loo gaari lahaa xabad joojin ka dhaqan gasho waddanka Syria iyo sidii loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Khasaare Geystay Oo Ka Dhacay Bartamaha Kabul Qarax weyn ayaa waxa uu ka dhacay bartamaha caasimadda waddanka Afghaanistaan ee Kabul, qaraxani ayaa waxa uu ka dhacay meel u dhow safaaradda Maraykanka ee ku taallo waddanka Afghaanistaan. Halka…
1 daqiiqo Sheeko:War Cabdi Faarax Siciid(Juxa) Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta: Wuxuu ka soo jeedaa Garoowe Nugaal, Master ayuu ka qaatay culuumta saxaafadda jaamacad ku taalla jamhuuriyada Czech Republic. Waxa uu noqday mulkiilaha…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Culimo Soo Saartay Daawo Dhiig Baxa Dhalmada Kadib Haween badan ayaa u dhinta dhiig bax dhalamada kadib, hadda waxaa la soo saaray daawo ay culimada sheegayaan in ay u wanaagsan tahay dhiig baxa dhalmada kadib. Daawada waxaa ay…