1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mucaaradka Somaliland Oo Xisbiga Talada Haya Ku Eedeeyay Caburin Iyo Cadaadis Iyada oo dhowr bil naga xigaan doorashada maamulka Somaliland ayey axsaabta mucaaradka ka sheeganayaan dhibaato iyo xarig Xisbiga talada haya ee Kulmiye waxaa lagu eedeeyay in uu cadaadis iyo caburin…
4 daqiiqo Sheeko:War Warbixin: Guddoomiye Jawaari OO Aan Casharro Ka Baran Shaqo Yaraantii Baarlamaankii 9aad Shacabka Soomaaliyeed waxaa ay ka sugayeen xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka 10aad shaqo ka badan inta ay hadda qabteen iyo in uu noqdo mid ka tayo badan baarlamaankii 9aad oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Horudhac U Ah Shirka London Oo Ka Dhacaya Muqdisho Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacaya shir horudhac u ah shirka caalamiga ah ee magaalada London ka dhacaya 11-ka bishan. Shirkan oo ay ka qeyb-galayaan mas’uuliyiinta dowladda federaalka ah, dowla…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jarmalka: Waxaan Bixineynaa 70 Milyan euro, Waana Laba Jibaari Doonnaa” Wasiirka arrimaha dibadda ee Jarmalka Sigmar Gabriel ayaa kulankii uu shalay la qaatay ra’isul wasaare Xasan Khayre ku sheegay in Jarmalka ay bixinayaan 70mn euros ($76mn), isla markaana ay diyaar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askar Lagu Dilay Dalka Masar Shan askari oo ka tirsan ciidamada ammaanka waddanka Masar ayaa lagu dilay magaalada Qaahira ee caasimadda waddankaasi, ka dib markii kooxo hubaysan ay askartaas weerareen sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Garyaqaanka Guud Ee Dowladda Oo Ra’isul Wasaaraha U Sheegay In Sharciga Oo Lagu Tunto Ka Xun Yahay Musuqa Garyaqaanka guud ee qaranka ayaa sheegay in mus-maauqu yahay sharciga oo la baalmaro, fara-galin aan sharciga waafaqsanaynna ay tahay nuuc ka mid ah mus-maasuq, kaas oo ka daran kii lala…
6 daqiiqo Sheeko:War Heshiiska Ra’isul Wasaaraha Iyo Golaha Shacabka Kadib, Qodobo Mugdi Ku Jiro Ee Habdhiska Amniga Qaranka Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xasan Khayre oo ka duulaya cabasho ay soo gudbiyeen guddiga difaaca ee golaha shacabka ee ku aadan heshiiska “Habdhiska Amniga Qaranka ayaa kulan gaar ah Villa Hargeisa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Shaqada Iyo Shaqaalaha Oo Dadka Loo Shaqeeyo Ka Dalbay In Ay Ilaaliyaan Xuquuda Shaqaalaha Agaasimaha waaxda shaqada iyo shaqaalaha wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha ee xukuumadda Soomaaliya mudane Cabdirisaaq Macalin Cilmi ayaa ka dalbaday dadka loo shaqeeyo inay ilaaliyaan xuquuqda ay leeyihiin dadka shaqaalaha ah.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Siilaanyo Oo Xilliga Kala-guurka Maamulkiisa Uga Digay Musuqa Iyo Boobka Hantida Qaranka Madaxweynaha maamulka Somaliland Maxamed Maxamud Siilaanyo oo xafiiskiisa kula hadlayey hey’adda maamul wanaagga iyo la dagaalanka musuqa, hanti-dhowrka guud iyo xeer-ilaaliyaha ayaa ka digay in xilliga kala guurka lagu kaco…
9 daqiiqo Sheeko:War Akhriso: Warbixinta Guddiyada Difaaca Iyo Amniga Uga Haldeen Hab-dhismeedka Amniga Qaranka Guddiga difaaca iyo arrimaga amniga ayaa golaha shacabka hordhigay qoraal dib u eegis ah ay labad guddi ku sameeyeen hab-dhismeedka amniga qaranka Soomaaliya. Hadaba, qoraalkii halkan ka akhriso: GUDDIGA DIFAACA…