2 daqiiqo Sheeko:Dalka Agaasimaha Hey’adda Concern Oo Ka Sheekeysay Wixii Ay Ku Soo Aragtay Duleedka Muqdisho Agaasimaha Geeska Afrika ee Hey’adda banii’aadanimada ee Concern ayaa ka sheekeysay booqasho ay ku timid Soomaaliya, iyada oo duleedka magaalada Muqdisho ku soo aragtay qoysas barakacayaal ah iyo caruur ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Dowladda Iyo Beesha Caalamka Oo Ka Wada Hadlay Shirka London Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo beesha caalamka ayaa axaddii ka wada hadlay sida loogu diyaar garoobo Shirweynaha London ee arrimaha Soomaaliya kaas oo dhici doona 11ka bisha May 2017. Shirku wuxuu…
1 daqiiqo Sheeko:War Amb. Jamaal Maxamed Xasan Wasiirka Qorshaynta, Maalgashiga & Horumarinta Dhaqaalaha, Waxaa uu ka soo jeeda gobollada Sool iyo Sanaag, Waxaa shakhsi 2 sano ku jira siyaasadda. Mr. Jamaal waxaa uu heystaa dhalashada Canada, isla…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Indonesia Oo Fashilisay Soomaali Tahriib Ah Ciidamada badda ee dalka Indonesia ayaa la sheegayaa in ay fashiliyeen tahriibka 8 qof oo Soomaali ah, doonta raggan ay saarnaayeen oo ka timid dalka Malaysia ayaa soo martay biyaha…
2 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Shiinaha Oo Degmo Lagu Noolaado Ka Dhisaya Dayaxa Wakaaladda Sattaleedka ee Yurub ayaa sheegtay inay dowladda Bakiin aya kala xaajoonayso sidii ay iskaga kaashan lahaaayeen inay waddanka Chinaha ay gacan ku siiyaan sidii uu dayaxa korkiisa uu uga…
4 daqiiqo Sheeko:War Isbar-bar Dhigga Kalfadhiyada 1aad: Baarlamaankii 9aad Oo Ka Shaqo Badan Baarlamaanka 10aad Sabtidii shalay aheyd waxaa la xiray kalfadhiga 1aad ee baarlamaanka 10aad, kalfadhigan inta uu socday xildhibaannada golaha shacabka waxaa ay qabteen shaqo ka yar shaqadii la qabtay kalfadhigii 1aad ee…
1 daqiiqo Sheeko:War Daladda SAFE Oo Bilowday Imtixaankii Sanad Dugsiyeedka 2016/2017 Dugsiyada Hoostaga Dalada Waxbarashada SAFE Oo maanta Uu Ka Bilowday Imtixaanka kamadambaysta sanad dugsiyeedka 2016/2017. Imtixaankan ayaa waxaa ka qeybgalaya dhaman ardada dhigata fasallada kala duwan ee iskuulaadka hoostaga daladda waxbarashada ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bangi Masaari Ah Oo Xafiis Ka Furanaya Soomaaliya Bank Masr oo ah bangiga labaad ee ugu weyn dalka Masar ayaa sheegay in la gaaray xilligii uu isku ballaari lahaa qeybo ka mid ah qaaradda Afrika. Bangigan oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas: Ma Jirto Soomaliya Meel ay Ka Jirto Sadex International Airport Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Gaas oo Sabtidii dhagax dhigay garoon cusub oo ay yeelan doonto magaalada Galkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegay iney aysan gobollada dalka ka jirin Saddex garoon…
2 daqiiqo Sheeko:War Kalfadhiga Koowaad Ee Baarlamaanka Oo La soo Gabagabeeyay Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah waxaa uu maanta yeeshay kulanka 11aad kalfadhigiisa 1aad, waxaa uu ahaa kulankii ugu dambeeyay kalfadhiga 1aad. Ajendaha waxaa uu ahaa: Dhageysiga warbixinta guddiga gurmadka…