2 daqiiqo Sheeko:War Akhriso: Liiska Xubnaha Guddiyada Aqalka Sare Golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulankiisa 27aad ee kalfadhiga 1aad ku yeeshay xarunta golaha ee magaalada Muqdisho ayaa iska dhex xulay guddiyada joogtada ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaliimo Yarey Oo Warbixin Siisay Aqalka Sare Guddoomiyaha guddiga madaxa bannaan ee doorashada qaranka Xaliimo Ibrahim Yarey ayaa maanta aqalka sare ka hor akhrisay warbixin ku saabsan wax-qabadka doorashada. Warbixintan oo horay guddiga u hor dhigay golaha…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Safarrada Dibadda Ah Ee Madaxweyne Farmaajo…Maxaa laga faa’iday? Tan iyo markii la doortay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo 8-dii February 2017-dii, waxaa uu dalka dibadiisa u aaday 5 safar, intooda badan war saxaafadeed kooban ma ahee heshiisyada la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug:Wada Haladdaladii Aan La Laheyn Ahlu Sunna Waa Burbureen Guddoomiyaha guddiga wada hadalka Galmudug, ahna wasiirka dastuurka Cusmaan Maxamed Cali oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in wada hadalladii ay la lahaayeen Ahlu Sunna ay burbureen. Wada hadallada labada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qiimeyn: Soomaaliya Oo Kaalinta 126aad Ka Gashay Qiimeyn Lagu Sameeyay Awoodda Ciidanka Militari Ee 127 Dal Sida lagu qoray Global Firepower, Soomaaliya ayaa kaalinta 126aad ka gashay illaa 127 dal oo la qiimeeyay awoodooda ciidamada militariga ee ay heystaan. Dalka Central African Republic ayaa galay kaalinta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiil Hirshabeelle Ah Oo Muqdisho Tababar Loogu Soo Xiray Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Federaalka Dowladda Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa Tababar magaalada Muqdisho Ugu soo xiray saraakiil sar sare oo Boliis ah oo ka shaqeyn doonaa dhisida iyo tababarida…
9 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Booqashada Farmaajo Ee Turkiga Iyo Hehiisyada Taariikhiga Ah Ee Labada Dhinac Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa haatan booqasho 3 maalmood ah ku jooga dalka Turkiga. Warar hor-u-dhac ah ayaa sheegaya in wasiirka hor-u-marinta Turkiga Lutfi Alwan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sharif Xasan Oo Diinsoor Ka Sheegay In Ammaanka Xoogga La Saari Doono Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Sharif Xasan Sheekh Aden ayaa maanta gaaray degmada Diinsoor ee Gobalka Bay isaga oo sheegay in wax badan ay ka qaban doonaan ammaanka deegaanada maamulkaas. Madaxweyne…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo Magacaabay Maareeyaha Guud Ee Hey’adda Saadaasha Iyo Duulista Hawada Madaxwaynaha Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa magacaabay maareeyaha guud ee hay’adda saadaasha iyo duulista hawada Soomaaliya. Madaxweynaha JFS Soomaaliya Farmaajo ayaa wuxuu u magacaabay xilkaan Mudane Yusuf Cabdi Cabdulle…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Shiinaha Oo 10 Milyan Oo Dollar Ugu Deeqday Soomaaliya Wasiirka gargaarka iyo maareynta musiibooyinka qaranka ee Xukuumada Soomaaliya Drs Maryan Qaasim ayaa sheegtay in dowladda Shiinaha ay abaaraha Soomaaliya ay ugu deeqday lacag dhan 10 milyan oo doolarka Maraykanka…