2 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Villa-Hargeisa: Ra’isul Wasaare Khayre Oo Golaha Shacabka U Sharaxaya “Qaabaynta Amniga Qaranka” Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xasan Khayre ayaa lagu wadaa in caawa 7bada fiidnimo uu golaha shacabka uga jawaabo arrinta siyaasadda qaran ee dhismaha ciidamada qalabka sida ama “Qaabaynta Amniga Qaranka”, sidaasi waxaa Goobjoog…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Brussels: Shirkado Soomaaliyeed oo Ka Qeyb Galaya Carwo Lagu Soo Bandhigaya Cunnooyinka Badda Ganacsato Soomaali ah ayaa ka qeyb galeysa carwada caalamiga ah ee Seafood Expo Global tirsigeeda 24naad taasi oo ka dhaceysa magaalada Brussels ee dalka Belgium-ka. Carwadan oo socon doonta 3 maalmood,…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Laga Filan Karaa Booqashada Farmaajo Ee Turkiga? Turkiga waxa uu gacan siiyay Soomaaliya waqti ay yareed taageerada shacabka Soomaaliya ay ka filan ka reen Dibadda ,maalmahaasi Soomaaliya waxa ay ku jirtay macluul ay dadku u dhimanayeen Gaajo…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso Mooshinka: Golaha Shacabka Oo Heshiiska Ciidamada Ku Timaamay Firkad Shishiiye, Kuna Taliyay 7 Qodob Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya oo dood ka yeeshay mooshin ay soo gudbiyeen guddiga difaaca iyo xildhibaanno kale oo ka tirsan golaha ayaa iska diiday heshiiska ciidamada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 39 Maalmood Kadib, Dadkii Yemen Lagu dilay Weli Lama Aasin, Hey’adda Qaxootiga Yemen Oo Xaqiijisay 39 maalmood ayaa laga joogaa markii si gardarro ah lagu dilay 42 qof oo Soomaaliya ah oo doon saarnaa xili ay u socdeen dalka Suudaan. Mudada intaa la eg, weli…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka UNICEF Oo Ka Hadleysa Cudurka Dabeysha, Abaarta Iyo Khataro Kale Soomaaliya oo ay abaar ku dhufatey, ayaa carruurta waxaa sidoo kale soo wajahay cudurka loo dhinto ee jadeecada UNICEF iyo la-hawlagalayaasheeda ayaa wada ololaha tallaalka ee nafaha lagu badbaadiyo BAYDHABO,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ujeedada Safarka Farmaajo Ee Turkiga Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa saacadaha soo socda ku sii jeeda dalka Turkiga, iyada oo halkaasi uga bilaaban doonto booqasho 3 maalin ah. Madaxweynaha ayaa casuumaad ka helay dhigiisa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka SHIRKA LONDON: Dabinkii Soomaaliya Ka Badbaaday 57 Sano Kahor In Maanta Lagu Rido Ma Mudna.! Warmurtiyeed kasoo baxay shirkii Madaxda Qaranka iyo Madaxweyne yaasha Dowlad Goboleedyada ku yeesheen Mogadishu 15 – 16 April 2017 ee lala wadaagay wadamada garwadeenka ah shirka London waxaa lagu qeexay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo Turkiga U Safraya Maalin Kadib Markii Ay Yabooheen 10 Milyan Oo Deeq Ah Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa la filayaa in uu u kicitimo dalka Turkiga, isaga oo lagu wado in uu kala hadlo xiriirka labada dal, taageerada Turkiga iyo arrimo la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Jalalaqsi: 5 Qof Oo Macluul Ugu Dhimatay Iyo Guddoomiyaha Oo Sheegaya In Aaney Nolol Heysan Guddoomiyaha degmada Jalalaqsi Maxamed Cabdulle Fiidow(Ganey) oo Wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in meel ku dhaw degmadaasi sida Raasow, Baqdaad iyo tuulooyin kale ay 5 qof baahi…